Dhabbaha Guusha - Path of Success

Dhabbaha Guusha - Path of Success

Share

"Inta Maanku Gaajaysanyahay Guuli Waa Wali". (Hadraawi)

Photos from Ugubtech Solutions's post 26/04/2026
Photos from Dhabbaha Guusha - Path of Success's post 26/04/2026

Bosaso 📍

13/04/2026

Bosaso.📘💯🙏

13/04/2026

Abwaanad Fadumo Cabdullaahi

13/04/2026

Dr's Hana Yasiin

13/04/2026

Aqoonyahan Sharmaarke Warsame

13/04/2026

Taliyaha Community Police ka Gobolka Bari Sarkaalad Aamina Salaad Ciise Rooble

13/04/2026

Gudoomiyaha Gobolka Bari Suldaan Maxamed Ibraahim X. Faarax

13/04/2026

G/Ku Xigeenka Gobolka Bari Nabadoon Faarax

10/04/2026

Xildhibaan yaasiin dhahar:
"Waxaa faa'iido ah, oo guul ah inaad makaroofan intaad qabsato oo dadku ku dhagaystaan, xaqiiqatan dhalinyarada hada jira way ka nasiib badan yihiin dhalinyaradii h**e, dhalin yaradi h**e wey adkayd inay helan buugaag lamida buuggan oo kale oo ka hadlaya dhabbaha guusha laakin dhallinta hada jirta nasiib ayey leeyihin waxay heli karan buugaag badan oo lamid ah ama ugu h**eyo buuga uu qorey qoraaga da'da yar ee Qoraa Salmaan

10/04/2026

Guddoomiye Isxaaq Dalboon:
"Aad baan ugu farxasanahy inaan kasoo qayb galo bandhigga buugan wuuna ku mahadsan yahay qoraaga, madama uu keenay buug ino tilmamaya dhabbihi aynu umari laheyn guusha waana safar weyn in la raadiyo dhabbihi loo mari lahaa guul. guushu maahan wax si fudud loo heli karo.
Bosaso book fair wuxu dhacay 2 sano ee laso dhafey hadu alle idmo sanadka danbe in qoraa salman uu qayb ka noqdo martida bari book fair insha allah"Guddoomiye Isxaaq Dalboon:
"Aad baan ugu farxasanahy inaan kasoo qayb galo bandhigga buugan wuuna ku mahadsan yahay qoraaga, madama uu keenay buug ino tilmamaya dhabbihi aynu umari laheyn guusha waana safar weyn in la raadiyo dhabbihi loo mari lahaa guul. guushu maahan wax si fudud loo heli karo.
Bosaso book fair wuxu dhacay 2 sano ee laso dhafey hadu alle idmo sanadka danbe in qoraa salman uu qayb ka noqdo martida bari book fair insha allah"

Want your school to be the top-listed School/college in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Bosaso