Ustaad Mohamud Daysane

Ustaad Mohamud Daysane

Share

Education
Physics and Mathematics

01/08/2025

Experiment.


1) When there is air inside the JAR the sound is heard directly..... (marka gudaha HAWO ku jirto codka toos ayaa loo maqlayaaaa)

2) When the Air is removed from the JAR NO sound is heard....... (Markan Hawada laga saaro ma jirto wax Jabaq ah ah oo la maqlayo...)
maqlayo...)


This experiment shows That "SOUND REQUIRES MATERIAL MEDIUM FOR ITS PROPAGATION" (jabaqdu waxay mar walba u baahanthy Medium gudbiya amana Safri karto medium la.aaan).....
Source: eGogy

27/07/2025

Top potential Cryptocurrencies.👇

Photos from Ustaad Mohamud Daysane's post 23/07/2025

Physics F3
Chapter 3: FORCES II

Share
Like

21/07/2025

Afarta Nooc ee Caqliga (IQ EQ SQ AQ) Afarta nooc ee caqliga (IQ, EQ, SQ, AQ) waxay qeexayaan awoodaha kala duwan ee qofka, waxaana loo adeegsadaa cabbiridda dhinacyo kala duwan oo garaadka ah.

1. IQ (Intelligence Quotient) - Garaadka Caqliga IQ waa cabbir lagu qiimeeyo garaadka qofka ee dhinacyada xisaabta,
falanqaynta, iyo xallinta dhibaatooyinka. Qof leh IQ sare wuxuu si degdeg ah u fahmi karaa macluumaadka cusub, xallin karaa su'aalo adag, wuxuuna leeyahay awood waxbarasho oo sare.
Tusaale: Cilmi-baarayaal, injineero, iyo dadka jecel xisaabta iyo sayniska badanaa waxay leeyihiin IQ sare.

2. EQ (Emotional Quotient) - Garaadka Dareenka EQ waa awoodda qofku u leeyahay in uu fahmo dareenkiisa iyo kan dadka kale, uuna si sax ah ula macaamilo. Dadka leh EQ sare waa kuwa karti u leh is-xakamaynta, la-qabsiga xaaladaha bulsho, iyo sameynta xiriirro wanaagsan.
Tusaale: Hoggaamiyayaal wanaagsan, macallimiin, iyo dad si fiican loola shaqeyn karo waxay leeyihiin EQ sare.

3. SQ (Spiritual Quotient) - Garaadka Ruuxiga ah SQ waa awoodda qofku u leeyahay in uu fahmo macnaha nolosha, u fiirsado xidhiidhka ruuxiga ah, iyo in uu yeesho aragti qoto dheer oo ku saabsan jiritaanka iyo ujeeddada nololeed. Dadka SQ sare leh waxay inta badan raadiyaan xikmad iyo su'aalaha qoto dheer ee nolosha.
Tusaale: Dadka cilmi-nafsiga ruuxiga ah bartay, falsafiyiin, culimada diinta, iyo hal-abuurayaal.

4. AQ (Adversity Quotient) - Garaadka Dulqaadka iyo Dhibaato-Ka-Adkaanta AQ waa awoodda qofku u leeyahay in uu ka adkaado caqabadaha, u dulqaato cadaadiska, una adkaysto xaaladaha adag. Dadka leh AQ sare waa kuwa ka bogsan kara dhibaatooyinka si fudud, jecel halganka, una adkaysta guuldarrooyinka.
Tusaale: Ganacsatada guusha gaara kadib dhibaatooyin badan, orodyahannada caanka ah, iyo dadka leh taariikh nololeed adag oo haddana. horumar sameeya.

30/05/2025

Summary

22/06/2024


Probability = Waqdhac
Permutation = Raabaqaad/kalahormarin
Combination = Racayn/kooxayn
Factorial = Abnaqo/abtirsiiyo

Photos from Ustaad Mohamud Daysane's post 28/03/2024

Subject: Physics
Class: F4
Ch5: Electronic
nagu so biir si aad u faaiideysato

15/01/2024

25/12/2023

Chapter Work Energy and Power
Lesson:Forms of Energy
Class: F1
Definition: Energy is the Ability of an object to do work.......

13/12/2023

Electromagnetic induction

Want your school to be the top-listed School/college in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Bosaso