Iftiin Technical secondary School

Iftiin Technical secondary School

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Iftiin Technical secondary School, Education, Bosaso.

18/08/2026

Maxamed Jamac cismaan waa ardaya sanadkan dugsiyeedka 2026-2027 c/asska form four

#𝐒𝐀𝐒π₯π₯π¬πƒπžπ―πžπ₯𝐨𝐩𝐦𝐞𝐧𝐭

Photos from Iftiin Technical secondary School's post 13/08/2026

Wasaaradda Waxbarashada Puntland ee Dugsiga Sare ee Farsamada Gacanta Iftiin.

Maanta oo ay taariikhdu tahay 13 Agoosto 2026, waxaa Dugsiga Sare ee Farsamada Gacanta Iftiin Technical secondary school booqasho iyo kormeer ku yimid masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada Puntland.
Waftiga kormeerka waxaa hoggaaminayay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Puntland, Mudane Musadiq Maxamed, waxaana ku weheliyay Agaasimaha Waaxda Farsamada Gacanta, Marwo Malyuun Xuseen, iyo Agaasimaha Qorshaynta Wasaaradda Waxbarashada, Mudane Maxamed C/asiis.
Masuuliyiintu waxay si guud u kormeereen fasallada, agabka iyo qalabka waxbarashada, habsami-u-socodka hawlaha dugsiga iyo guud ahaan xaaladda xarunta. Intii uu kormeerku socday, waxay maamulka iyo macallimiinta dugsiga ku dhiirrigeliyeen shaqada wanaagsan ee ay bulshada u hayaan, iyagoo sidoo kale bixiyay talooyin iyo hagitaan wax-ku-ool ah oo lagu sii horumarin karo tayada waxbarashada iyo tababarrada farsamada gacanta.
Maamulka Dugsiga Sare ee Farsamada Gacanta Iftiin wuxuu uga mahadcelinayaa Wasaaradda Waxbarashada Puntland iyo masuuliyiinta kormeerka sameeyay booqashadooda, dhiirrigelintooda iyo talooyinkooda qiimaha leh. Waxaan rajaynaynaa in iskaashiga iyo wada-shaqaynta Wasaaradda iyo dugsigu ay sii xoogaystaan, si loo horumariyo waxbarashada farsamada gacanta iyo xirfadaha dhalinyarada Puntland.






06/08/2026

Araday kamid ah Ardaydii Bartay xirfada solar systemka

04/08/2026

⭐ Ha Ka Harin Fursad Waxbarasho oo Bilaash Ah. Isdiiwaangeli Maanta, Guulna Gaadh Berri.

01/08/2026

Admission test for solor system installation training.

Imtixaanka Aqbalaada Xirfada Rakibida Nidaamka Cadceeda

22/07/2026

We're Hiring: Solar System Teachers (2 Positions)

Join Our Educational Institute!

We are seeking two qualified and motivated Solar System Teachers to join our educational institute. If you are passionate about renewable energy, enjoy teaching, and are committed to developing the next generation of skilled professionals, we encourage you to apply.

Position:

Solar System Teacher (2 Vacancies)

Key Responsibilities:

- Prepare lesson plans, practical demonstrations, and assessments.
- Guide and mentor students in both classroom and hands-on learning environments.
- Ensure a safe, engaging, and effective learning environment.

Qualifications:

- Diploma, Bachelor's degree, or equivalent qualification in Electrical Engineering, Renewable Energy, or a related field.
- Experience in solar PV installation, maintenance, or teaching is an advantage.
- Strong communication and instructional skills.
- Ability to work effectively in a team.

How to Apply:

Interested candidates should submit their CV, cover letter, and copies of relevant certificates before the application deadline.

We are an equal opportunity employer and strongly encourage qualified female candidates to apply.



17/07/2026

Xirfad labarto waxay ka qiimo badan tahy hanti la dhaxlo

01/07/2026

Solar System: Xirfadda Shaqo Abuurka Casriga ah.

21/06/2026
Want your school to be the top-listed School/college in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Bosaso