النجاح لا يأتي من الراحة، بل من الاجتهاد"
BEDER Primary & intermediate School Bosaso
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from BEDER Primary & intermediate School Bosaso, Elementary School, Bosaso.
Dugsiga hoose/dhexe ee Beder oo kuyaal magaalada Bosaso gaar ahaan xaafada Horseed aagga MCH-ka Horseed, wuxuu kuu hayaa waxbarasho aasaasiya oo la jaanqaadeysa dunida casriga ah.
21/11/2025
.21-11-2025
Maamulka dugsiga BEDER waxay duco iyo hambalyabo u dirayaan dhamaan macalinta Soomaaliyeed munaasabadda maalinka macalimka awgeed.
"اللهم بارك في أعمالهم وأعمارهم وأبنائهم
30/07/2024
17/04/2024
Jadwalka Imtixaanka kalka labaad 2023/2024
Hoos ka daalaco jadwalka imtixaanka Final-ka (kalka labaad) Sanad Dugsiyeedka 2023/2024 iyo waqtiga uu bilaabanayo.
21/11/2023
Waxaan u Hambalyaynaynaa Dhamaan Macalimiinta Soomaaliyeed Meel kasta oo ay joogaan Munaasabada maalinta Macalinka Soomaaliyeed ee 21ka November.
Hambalyo | Hambalyo | Hambalyo
05/10/2023
Happy Teacher's Day (5th Oct )
Maamulka dugsiga Al-omma wuxu hambalyo u dirayaa dhamaan macalimiinta meel kasta oo ay joogan oo ay maanta ku beegantahay Maalinta Macalinka Aduunka. Si gaara waxan hambalyo ugu diraynaa macalin kasta oo mar uun ka mid noqday maclimimiinta dugsiga Al-Omma Primary & intermediate School Bosaso
28/08/2023
Ogaysiis | Ogaysiis | ogaysiis
Dugsiga H/Dhexe ee Al-Omma wuxu ogaysiinaya bulshada ku dhaqan magaalada Boosaaso in iskuulka la furi doona 2-9-2023 .
Diiwan gelinta ardada cusub waxay bilaabmatay maalinti sabtida 26-8-2023.
Isqoristu waxay ka socotoo dugsiga
Waxaana uu dugsigu qaadanayaa ardey koobaan
Mahadsanidiin
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Bosaso
25290