20kw Shirkadda Dihin Energy Solutions ayaa si guul leh u hirgelisay nidaam tamar-qorraxeed (solar system) oo awooddiisu tahay 20kW, si loo daboolo baahida koronto ee guriga.
Boos Solar Energy
Dukaan Qalab Solar & Rakibid
Dad badan waxay u wareegayaan tamarta qoraxda. Waxaan iibinaa
Solar panels
Batteries (Lithium & Gel)
Inverter
Rakibid & dayactir
Waxaad ka heleesaa duubista aroosyada xafladaha dhalashooyinka meheka iyo farxadaha kaloo kala duwan
sawirada noockasta iyo m uu nada kasta
16 kw
Dihin Energy Solutions waxay bixisaa nidaamyo solar oo tayo leh, gaar ahaan guryaha waaweyn iyo ganacsiyada yar yar. Nidaamka 16 kW waa mid ku filan guri isticmaal badan leh, isla markaana yareynaya ku tiirsanaanta generator ama koronto dadweyne.
7.5 kW ee ay fulisay Dihin Energy Solutions wuxuu tusaale u yahay sida tamarta qorraxdu uga noqon karto xal waara oo lagu kalsoonaan karo gurigan ku yaal kala kala beer Bari somalia , gaar ahaan marka loo baahdo koronto joogto ah iyo kayd habeenkii shaqeeya. Oo dhamaantii ku filan guriga
20 kW ee ay fulisay Dihin Energy Solutions wuxuu tusaale u yahay sida tamarta qorraxdu uga noqon karto xal waara oo lagu kalsoonaan karo gurigan ku yaal Boosaaso, gaar ahaan marka loo baahdo koronto joogto ah iyo kayd habeenkii shaqeeya. Oo dhamaantii ku filan guriga
5 kw
Shirkadda Dihin Energy Solution ayaa si guul leh ugu rakibtay nidaam koronto oo qorrax ku shaqeeya (Solar System) xarun caafimaad (MCH) si loo hubiyo adeeg caafimaad oo joogto ah, gaar ahaan hooyooyinka iyo carruurta.
🔹 Faa’iidooyinka xaruntu {mch}
✔️ Adeeg caafimaad oo aan hakad lahayn
✔️ Badbaadinta kharashka shidaalka
✔️ Koronto nadiif ah oo deegaanka u roon
✔️ Kalsooni iyo adeeg tayo leh
30 kw
Shirkadda Dihin Energy Solution ayaa si guul leh ugu rakibtay nidaam koronto oo qorrax ku shaqeeya (Solar System) guri deegaan ah oo awooddiisu tahay 30kW.
🔹 Faa’iidooyinka Macmiilka
✅ Koronto joogto ah 24 saac
✅ Hoos u dhac ku yimid kharashka korontada/shidaalka/diesel
✅ Tamar nadiif ah oo deegaanka u roon
✅ Kalsooni iyo tayo shaqo
30kw
Guri deegaan ah ayaa loo rakibay nidaam koronto oo cadceed (Solar System) awooddiisu tahay 30W, si loo yareeyo kharashaadka korontada, loona helo koronto joogto ah oo lagu kalsoonaan karo. Rakibidda iyo hirgelinta mashruucan waxaa fulisay shirkadda Dihin Energy Solution, oo khibrad u leh tamarta la cusboonaysiin
10kw
Gur deegaan ah ayaa loo rakibay nidaam koronto oo cadceed (Solar System) awooddiisu tahay 10kW, si loo yareeyo kharashaadka korontada, loona helo koronto joogto ah oo lagu kalsoonaan karo. Rakibidda iyo hirgelinta mashruucan waxaa fulisay shirkadda Dihin Energy Solution, oo khibrad u leh tamarta la cusboonaysiin
10kw
Goob ganacsi ayaa loo rakibay nidaam koronto oo cadceed (Solar System) awooddiisu tahay 10kW, si loo yareeyo kharashaadka korontada, loona helo koronto joogto ah oo lagu kalsoonaan karo. Rakibidda iyo hirgelinta mashruucan waxaa fulisay shirkadda Dihin Energy Solution, oo khibrad u leh tamarta la cusboonaysiin
20kw
Shirkadda Dihin Energy Solution waxay si guul leh u rakibtay nidaam 20kW solar system ah oo loogu talagalay guri deegaan ah. Nidaamkan wuxuu daboolayaa baahida koronto ee guriga oo dhan, iyadoo la hubinayo tamar nadiif ah, joogto ah, isla markaana keyd leh.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Contact the school
Telephone
Website
Address
Somali
Bosaso