مدرسة إبن باز فرع الصحابة

مدرسة إبن باز فرع الصحابة

Share

Education

Photos from ‎مدرسة إبن باز فرع الصحابة‎'s post 09/01/2020

Waxaa Alle Mahaddiisa ah inuu alle guul kusoo dhameeyey Term-ka kowaad ee sanad dugsiteedka 2019-2020. Waxaana lagu soo gabagabeeyey Xafladda Tartan-Aqooneedka Ardayda iskoolka taas oo laguna abaal mariyey ardaydii Kaalmaha sare ka galay Imtixaan Bileedkii ugu danbeeyey iyo Ardayda guushu raacday Tartankaas 7/1/2020. Waxaana ka hadlay Maamulaha Guud ee Faysal Xuseen iyo maamulka Faraca saxaaba ustaad Saciid Axmed Cali.

Want your school to be the top-listed School/college in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Bosaso