Dugsiga Sare Ee Xamdaan Bosaso

Dugsiga Sare Ee Xamdaan Bosaso

Share

Dugsiga Sarre Ee Xamdaan Waxaa La Asaasay Sanadii 2002 Waxaana Ka Baxay 19 Dufcadood. Tan & Markii L

Photos from Dugsiga Sare Ee Xamdaan Bosaso's post 21/04/2021

Waxaa maantay oo ah Talaado 20-04-2021,ka bilowday Dugsiga Sare ee Xamdaan.
Imtixaankii naqliga ahaa ee sanad -dugsiyeedka 2020-2021.
Ardaydu waxay imtixaanka ku gelayaan jawi degan,iyagoo aad ula fog, annaggoo ilaalinayna dhowrsoonaan tooda,oo raacayna talooyinka wasaaradda waxbarashada.
Dhammaan waxaan Ardayda u rajeynayaa guul.

Photos from Dugsiga Sare Ee Xamdaan Bosaso's post 04/02/2021

Maantay oo khamiis ah,kuna began 04-02-2021,waxaa dugsiga lagu qabtay abaalmarintii Ardaydii gashay kaalimaha 1aad,2aad iyo saddexaad,ee sanad-dugsiyeedka 2020_2021.

Photos from Dugsiga Sare Ee Xamdaan Bosaso's post 10/01/2021

Waxaa Si Habsami Leh Usocda Imtixaanka Term-Ka Ee Schoolka Xamdaan.
1-01-2021 End 15-01-2021 Insha allaah Guul Ayaan U Rajaynaynaa Ardayda Sida Nabada Ah Uu Ugu Socdo Imtixaanku.

WabillaaHi TowfiiQ

Photos from Dugsiga Sare Ee Xamdaan Bosaso's post 10/01/2021

Maantay oo ku began 09-01-2021,waxaa dugsiga ka bilowday imtixaankii dhexe ee sanad-dugsiyeedka,dhammaan Ardaydu waxay ku jiraan imtixaanka, iyagoo haysta jawidegan.

Want your school to be the top-listed School/college in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Bosaso
252

Opening Hours

Monday 07:00 - 12:00
Tuesday 07:00 - 12:00
Wednesday 07:00 - 12:00
Thursday 07:00 - 12:00
Saturday 07:00 - 12:00
Sunday 07:00 - 12:00