Mac-hadka al-xakiimمعهد الحكيم للعلوم الشرعية واللغات

Mac-hadka al-xakiimمعهد الحكيم للعلوم الشرعية واللغات

Share

mac-hadka alxakiim waxa uu bixiya culuumta shareecada ,luuqadaha iyo quraanka kariimka.

20/03/2026

🌙 تهنئة بمناسبة عيد الفطر المبارك 🌙
​Hambalyo Ciidul Fidri ah
​بمناسبة حلول عيد الفطر المبارك، تتقدم إدارة معهد الحكيم للعلوم الشرعية واللغات بأجمل التهاني والتبريكات إلى جميع المعلمين، والطلاب، وأولياء الأمور، والأمة الإسلامية جمعاء.
​Maamulka, Macallimiinta, Waalidiinta, iyo Ardayda Machadka Xakiim ee Barashada Shareecada iyo Luuqadaha, waxay hambalyo diirran oo ku aaddan munaasabadda Ciidul Fidriga u dirayaan guud ahaan umadda Islaamka ah.
​تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.
​Alle ha naga aqbalo acmaashii wanaagsanayd.
​عيد مبارك وكل عام وأنتم بخير!
Ciid Mubarak, Sanad walba ku gaara nabad iyo barwaaqo!

​ #تهنئة #

17/02/2026

Mac-hadka al-xakiimمعهد الحكيم للعلوم الشرعية واللغات
Xafladda teeramka koowaad ee sanad dugsiyeedka @~2025\2026~
marinta ardayda kaalmaha h**e ka galay imtixaankii kowaad.

Photos from ‎Mac-hadka al-xakiimمعهد الحكيم للعلوم الشرعية واللغات‎'s post 13/02/2026

KHAMIIS:
Tariikh: 12/02/2026
Waxa ka qabsoontay Mac-hadka al-xakiimمعهد الحكيم للعلوم الشرعية واللغات

Xaflada Abaal-marinta Ardayda kaalmaha h**e ka gashay Imtixaanka Term-ka koowaad

Xafladda waxa ka soo qayb galay bahda waxbarasha , culimo,macallimin , waalidiin iyo ardayda machadka qaybihiisa kala duwan
-machadku waxa uu mahadceliyey dhamman ka soo qayb galayaashii xaflada.
Waxana uu hambalyo iyo bogaadin u diray ardaydii kala h**e ka galay imtixaankii teeramka koowaad

Mahadsanidiin

"Xafiiska Nashaadaadka iyo Wacyigelinta ee machadka xakiim

12/01/2026

الأم المتعلِّمة تُنشئ مجتمعًا متعلِّمًا،
اللهم ارحم أمهاتنا.
Mac-hadka al-xakiimمعهد الحكيم للعلوم الشرعية واللغات

Photos from ‎Mac-hadka al-xakiimمعهد الحكيم للعلوم الشرعية واللغات‎'s post 08/01/2026

Khamiis: 08/1/2026

Waxa saaka oo khaamis ah noo dhamaaday imtixaanka teeramka kowaad ee sanad dugsiyeedka 2025/2026

Waxan u rajaynaynaa ardayda in ay imtixaanka guulo fiican ka gaaraan dhammaantood.

Mac-hadka al-xakiimمعهد الحكيم للعلوم الشرعية واللغات

06/01/2026

لا تقنطوا من رحمه الله 🌱💚

06/01/2026
05/01/2026

Mac-hadka al-xakiimمعهد الحكيم للعلوم الشرعية واللغات

Photos from ‎Mac-hadka al-xakiimمعهد الحكيم للعلوم الشرعية واللغات‎'s post 03/09/2025

Waxa la ogaysiinaya in ay socoto isdiiwaangelinta ardayda cusub ee machad ee sanad dugsiyeedka 2025-2026.
Sanad dugsiyeedkan Mac-hadka al-xakiimمعهد الحكيم للعلوم الشرعية واللغات waxa uu soo kor dhiyey qaybo gaara oo lagu baranaayo luqadaha sida :-
●carabiga
●english
●soomaali
●xisaabta

23/08/2025

Mac-hadka al-xakiimمعهد الحكيم للعلوم الشرعية واللغات
Mid ardayda machadka kana mid ah gudida ardayda machadka.
abdi farah

Want your school to be the top-listed School/college in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Bosaso
XERYAHA