Fursaq qaali ah iyo ka faa'ideysi wacan cidii waqti u haysa.
Institute of Professional Studies and Accounting Services - IPSAS
'Creating Quality Professionals' is our top priority.
We are specialized in teaching
Courses we offer:
1)Diploma in Financial Accounting
2) Certificate in Audit and Assurance
3) Certificate in QuickBooks (Computerized Accounting)
Taar: May 23, 2021
OGEYSIIS MUHIIM AH:
Mac-hadka INSTITUTE OF PROFESSIONAL STUDIES & ACCOUNTING SERVICES(IPSAS) xaruntiisa magaalada Boosaaso, waxaa uu ku wargelinayaa dhammaan ardeydii horey isu diiwaangelisey iyo ciddii kale ee daneyneysa in, hadduu Alle idmo, 1da June 2021 uu mac-hadku dib u furmi doono, isla markaana uu bixinayo koorsooyinkii horey u socdey iyo cusub intaba.
1) Diploma in Financial Accounting.
2) Certificate in Cost and Management Accounting
3) Certificate in Auditing and Assurance.
4) Certificate in Taxation
faah-faahin ah ama is-diiwaangelin toos(online) ah kala xiriir:
Telefonada: Whatsapp: 0907790443 ama 0907833166
: Dhismaha MAANTA MALL, ku dheggan Xarunta guud ee shirkadda Somtel.
Mahadsanidiin
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Somtel HQ
Bosaso