03/03/2025
Islaamku waa diin qofka baraysa sida ugu habboon ee uu u noolaanayo, diinkeenna islaamkuna waxa uu ku dadaala sidii uu qofka haysta uga sooci lahaa dadka haysta diimaha kale. Diin ad-adag oo dadka dhib ku ah maaha, sidoo kalana nabigii loosoo dhiibay waxa uu Alle ka dhigay mid furfuran oo is-dhul-dhig badan. Alle ayaaba ku sifeeyay inuu saxaabada uu uga dhigay mid dabacsan, bal ka waran hadii uu noqon lahaa mid xidh-xidhan oo ad-adag? Agtiisa ayeey ka fiigi lahaayeen, waayo dabciga iinsaanku ma jecla hoggaamiyaha qalafsan ee aan talo-wadaaga ahayn . Alle hadalkiisa ayaa marag inoogu filan
24/01/2024
24/01/2024
24/01/2024