24/08/2021
𝗛𝗠𝗥 𝗣𝗿𝗼𝗳𝗲𝘀𝘀𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗖𝗲𝗿𝘁𝗶𝗳𝗶𝗰𝗮𝘁𝗲.
Kusoo dhawoow walal 𝗛𝗠𝗥 𝗣𝗿𝗼𝗳𝗲𝘀𝘀𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗖𝗲𝗿𝘁𝗶𝗳𝗶𝗰𝗮𝘁𝗲
Wuxuu kuu hayaa couresyo, couresyadaas oo kala ah
1: Introduction Human Resource Management
2: Managment and Decision Making
3: Recruiment management
4: Office Management
Waxaa course laguggu barayaa si bilaash ah oo Lacag la'aan ah fadlan ka fa'iidayso walaal waa fursad dahabi ah iyo shahaado free ah.
Waxaanu sidoo kale kuu haynaa couress English ah oo diyarsan kana 64 muqaal ka Kooban oo lagug dhisayo dhamaan Basic Luuqada English-ka.
1: Conversations
2: Tenses
3: Storeis
4: Wisdoms
5: Vacabulary
6: Topics
Fadlan Walayaal dhamaan Share Gareeya noo Soo dira Emailkiinna, asxptiina sii gaarsiiya si looga faa'iidaysto course hadii Alle Idmo. Walaalayaal.
WhatsApp ka nagala soo xiriir 0907687344
15/02/2021
FURSAD QAALI AH.
Waxbarasho Online ah oo bilaash ah, taasoo aad ku qaadan karto adigoo jooga goobtaada shaqo ama gurigaaga.
Iska diiwaangeli HR Professional Certificate si aad u hesho diblomo online ah oo bilaash ah.
Si aan kuu diiwaangelino fadlan comments kusoo qor meel aan kaalasoo xiriirno ama nagala soo xariir: +252907687344.
Whatsap: +252907687344
Fadlan SHARE dheh si looga faa'iidaysto.
15/02/2021
Salaamu Calaykum Walal. Kusoo dhawaada dhamaan koorsada Hrm. Professional Certificate.
Waxaa si habsami leh u socda koorsooyinka hoos ku xusan:
1. Diploma Human Resource Management
2. Diploma Leadership and Management
3. Diploma Entrepreneurship
4. Diploma Personal Development
5. Monitoring and Evaluation
6. English for Career Development
7. Professional Email Writing
Cashirada waxay ku bixi doonaan qaab Online Ah hadii Alle idmo. Waxaana lagugu sharaxayaa luuqadaaadda Soomaaliga. Ah Walaalayaal.
Koorsada waa FREE waxaynna bilaabanaysaa 15 Feb Insh Allah waxayna soconeysaa is qoristo ilaa 20 Feb. Koorsada waxay leedahay shahaado Bilaash Ah.
Hadaba hadii aa daneyneysid mid kamid ah koorsooyinka kor ku xusan fadlan nagala soo xiriir WhatsApp no ka 0907687344/0907729478
MAHADSANIDIIN,
05/09/2020
FURSAD QAALI AH.
Waxbarasho Online ah oo bilaash ah, taasoo aad ku qaadan karto adigoo jooga goobtaada shaqo ama gurigaaga.
Iska diiwaangeli HR Professional aad u hesho diblomo online ah oo bilaash ah.
Si aan kuu diiwaangelino fadlan comments kusoo qor meel aan kaalasoo xiriirno ama nagasoo wac lanbarka
0907869385
0907759558
Whatsap: +252907869385
Fadlan SHARE dheh si looga faa'iidaysto.
26/08/2020
FURSAD Waxbarasho.
Waxbarasho Online ah oo bilaash ah, taa soo aad ku qaadan karto adigoo jooga goobtaada shaqo ama gurigaaga.
Iska diiwaangeli 𝗛𝗥𝗠 𝗣𝗿𝗼𝗳𝗲𝘀𝘀𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗖𝗲𝗿𝘁𝗶𝗳𝗶𝗰𝗮𝘁𝗲 si aad u hesho diblomo online ah oo bilaash ah.
Si aan kuu diiwaangelino fadlan comments kusoo qor meel aan kaalasoo xiriirno ama nagasoo wac lanbarka
Content: 0907869385||
Whatsap: +252907869385||
Fadlan SHARE dheh si looga faa'iidaysto.
26/08/2020
Fursad Waxbarasho oo Bilaash Ah.
Dhamaan ardayda soomaaliyeed oo Dhan waxaan idin haynaa waxbrasho bilaash ah oo wadanka gudihiisa ah ah waana course cajiib ah, ardayada la qaadanayo waa arday kooban fadlan yaan lagaa buuxin ee horay usoo gaar. Machadka midnimo institute
📞 0907869385||
FG: course-kan waa bilaash fadlan ka faa'iidayso hadii Alle Idmo Waa kuliyad hurmuud ah waaxda shaqadda, iyo shaqaalaha iyo, maarayntooda.
https://youtu.be/i_KoD9DZLiY
26/08/2020
𝗛𝗠𝗥 𝗣𝗿𝗼𝗳𝗲𝘀𝘀𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗖𝗲𝗿𝘁𝗶𝗳𝗶𝗰𝗮𝘁𝗲.
Kusoo dhawoow walal 𝗛𝗠𝗥 𝗣𝗿𝗼𝗳𝗲𝘀𝘀𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗖𝗲𝗿𝘁𝗶𝗳𝗶𝗰𝗮𝘁𝗲
Wuxuu kuu hayaa couresyo, couresyadaas oo kala ah
1: Introduction Human Resource Management
2: Managment and Decision Making
3: Recruiment management
4: Office Management
Waxaa course laguggu barayaa si bilaash ah oo Lacag la'aan ah fadlan ka fa'iidayso walaal waa fursad dahabi ah iyo shahaado free ah.
Waxaanu sidoo kale kuu haynaa couress English ah oo diyarsan kana 64 muqaal ka Kooban oo lagug dhisayo dhamaan Basic Luuqada English-ka.
1: Conversations
2: Tenses
3: Storeis
4: Wisdoms
5: Vacabulary
6: Topics
Fadlan Walayaal dhamaan Share Gareeya noo Soo dira Emailkiinna, asxptiina sii gaarsiiya si looga faa'iidaysto course hadii Alle Idmo. Walaalayaal.
WhatsApp ka nagala soo xiriir 0907869385
25/08/2020
Ogaysiis Ogeysiis dhamaan Ardayda soomaaliyeed ee daneyneysa barashada 𝗛𝗥𝗠 𝗣𝗿𝗼𝗳𝗲𝘀𝘀𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗖𝗲𝗿𝘁𝗶𝗳𝗶𝗰𝗮𝘁𝗲 waxaa goor dhow la qadan doonaa dufcaddii 2aad ee ardayda baranaysa human resource management.
𝗛𝗥𝗠 𝗣𝗿𝗼𝗳𝗲𝘀𝘀𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗖𝗲𝗿𝘁𝗶𝗳𝗶𝗰𝗮𝘁𝗲 isdiiwaan gilintu waxay bilaaban doontaa 29-August, bishaan aan ku jirno, sidoo kale course-kaan waxaad baran kadhaa adiga oo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo.
Machadka 𝗛𝗥𝗠 𝗣𝗿𝗼𝗳𝗲𝘀𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗖𝗲𝗿𝘁𝗶𝗳𝗶𝗰𝗮𝘁𝗲 wuxu gacmo furan kugu soo dhaweyneynaa waxbarashadaan online ka ah oo hadana bilaashka ah. fadlan walaal is diwaan galintu waxay ka socotaa machadka.
Machad-ku wuxuu ku yaalaa aagga gaaca, gaar ahaan dabaqa sarre ee manta-mall ama la xariir lambaradaan soo socda 7869385|| 7759558.
fadlan walaal la wadaag dhammaan asxabtaaadda si ay uga faa'idaystaan.
LA WADAAG ASXAABTADA.
https://youtu.be/ZaDAqWzUdJw
11/08/2020
Ogaysiis Ogeysiis dhamaan Ardayda soomaaliyeed ee daneyneysa barashada 𝗛𝗥𝗠 𝗣𝗿𝗼𝗳𝗲𝘀𝘀𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗖𝗲𝗿𝘁𝗶𝗳𝗶𝗰𝗮𝘁𝗲
waxaa goor dhow la qadan doonaa dufcaddii 2aad ee ardayda baranaysa Hrm Professional.
𝗛𝗥𝗠 𝗣𝗿𝗼𝗳𝗲𝘀𝘀𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗖𝗲𝗿𝘁𝗶𝗳𝗶𝗰𝗮𝘁𝗲 isdiiwaan gilintu waxay bilaaban doontaa 15 August bishaan aan ku jirno sidoo kale course-kaan waxaad baran kadhaa adiga oo jooga gurigaaga ama goobtaada shaqo.
Machadka 𝗛𝗥𝗠 𝗣𝗿𝗼𝗳𝗲𝘀𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗖𝗲𝗿𝘁𝗶𝗳𝗶𝗰𝗮𝘁𝗲 wuxu gacmo furan kugu soo dhaweyneynaa waxbarashadaan online ka ah oo hadana bilaashka ah. fadlan walaal is diwaan galintu waxay ka socotaa machadka.
Machad-ku wuxuu ku yaalaa aagga gaaca, gaar ahaan dabaqa sarre ee manta-mall ama la xariir lambaradaan soo socda 7869385|| 7759558.
fadlan walaal la wadaag dhammaan asxabtaaadda si ay uga faa'idaystaan.
LA WADAAG ASXAABTADA.
https://youtu.be/ZaDAqWzUdJw
10/08/2020
Si kalsooni leh ushaqaalaysii.
Machadka 𝗛𝗥𝗠 𝗣𝗿𝗼𝗳𝗲𝘀𝘀𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗖𝗲𝗿𝘁𝗶𝗳𝗶𝗰𝗮𝘁𝗲 Wuxuu kaa caawin doonnaa dhamaan umadda soomaaliyeed inay helaan xirfada ay ubaahan yihiin.
Hadda waxad ubaahan tahay in lagaa caawiyo raadinta qorashaha iyo shaqalaysiinta shaqalaha aad doonayso Halkaan waxaa kahelaysaa dhawr talaabo oo xiga:
1. Soo booqo xarunta (𝗛𝗥𝗠 𝗣𝗿𝗼𝗳𝗲𝘀𝘀𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗖𝗲𝗿𝘁𝗶𝗳𝗶𝗰𝗮𝘁𝗲)
Waxaan fiirin doonaa xirafadaada shaqo, iyo khibradda aad shaqada u leedahay iyo waajibaadka shaqada aad doonayso inaad buuxiso,
2. waxaana kula wadaagaynaa si fahfahsan boosas ka shaqo ee banaan inaan kula wadaagno kaana caawino
inaad noqto shaqalaaha ugu horeeya ee la qaato adiga oo soo buuxiyay dhamaan Shuruudaha.
3.Waxaan kuguso xiraynaa codsadayaashaan waxaana kaataageraynaa adiga iyo, codsadayaasha shaqda inta lagu jiro waraysiga iyo hanaanka shaqaalaysiinta.
4. Caawimaadeenu majoogsanayso marka codsaduhu helo shaqda waxad sidoo kale heli doontaa waxbarsho iyo tababar joogto ah,
5. caawimaad farsamo oo lagaa siiyo su'alaha laxariira shaqadda waxaanna kaa caawinaynaa aqoonsigga iyo caawimaadaha muhiimka ah.
6. Shaqaallaha cusubna waxaan sii Foonaan tababar joogto ah oo laga siiyo shaqada si loo xaqiijiyo guul ay kagaaraan shaqadooda.
Ugu danbayn, waxaan kula wadagai doonaa fursadaha abaalmarinadda dhaqaale siiya ganacsiyadda qorta oo shaqaalaysiiya dadka xirfada leh.
Fadlan Walaal Xogtaada Nala soo Wadaag insha alaah si aan kuugu raadino xirfadada shaqo iyo booska kugu haboon iyo shaqada Aad raadinayso.
𝗛𝗥𝗠 𝗣𝗿𝗼𝗳𝗲𝘀𝘀𝗶𝗼𝗻𝗮𝗹 𝗖𝗲𝗿𝘁𝗶𝗳𝗶𝗰𝗮𝘁𝗲.