Hanaqaad Primary School

Hanaqaad Primary School

Share

Dugsiga Hoose Dhexe ee Hanaqaad

Photos from Hanaqaad Primary School's post 03/06/2026

Sawiro: Hambalyo dhammaan ardayda dugsiga hoose dhexe ee Hanaqaad, dufcaddii 4aad ee uu usoo idlaaday imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland sannad dugsiyeedka 2025/2026.

Dhammaan ardayda waxaan u rajeynaynaa guul wacan.

Photos from Hanaqaad Primary School's post 30/05/2026

Maamulka Dugsiga Hoose Dhexe ee Hanaqaad waxa ay hambalyo iyo duco u direyaan dhammaan ardayda dugsiyada dhexe iyo sare ee maanta u fariistay imtixaanka shahaadiga ah ee Puntland, gaar ahaan ardayda Dugsiga Hanaqaad.

Waxaanu Eebbe uga baryeynaa inuu u fududeeyo imtixaanka.

28/05/2026

Bahda Dugsiga Hoose Dhexe ee Hanaqaad waxaa sharaf weyn u ah in sanadkii labaad ay martigeliyaan Barnaamijka Caafimaadka iyo Ladnaanta Barakacayaasha Magaaalada Boosaaso - Wajigiisii 2aad (Health and wellness Initiative for Bosaso IDPs -Phase II) oo ahaa adeeg caafimaadka lagu siinayey dadka nugul ee ku nool Kaamamka Barakacayaasha Magaalada Boosaaso.

Maamulka Jaamacadda Badda Cas ayaa shahaado mahadcelin ah guddoomsiisay Dugsiga Hoose Dhexe ee Hanaqaad.

26/05/2026

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐
Maamulka Dugsiga Hoose Dhexe ee Hanaqaad waxay u hambalyeynayaan dhammaan muslimiinta gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed farxadda munaasabadda Ciidul Adxa.

Hambalyo Hambalyo

25/05/2026

Tacsi:
ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†

Maamulka, macallimiinta iyo ardayda Dugsiga Hoose Dhexe ee Hanaqaad waxa ay ka tacsiyaynayaan geeridii ku timid Alla ha u naxariistee ๐— ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ-๐——๐—ฒ๐—ฒ๐—พ ๐—ฌ๐—ฎ๐—ฐ๐—พ๐˜‚๐˜‚๐—ฏ ๐—•๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ฟ,, oo kamid ahaa ardadya Dugsiga Hoose Dhexe ee Hanaqaad.
Qoyskiisa iyo dhammaan bahda Dugsiga Hanaqaad samir iyo iimaan Eebbe haka siiyo gaar ahaan ustaad๐—ซ๐—ฎ๐—ณ๐˜€๐—ฎ ๐—•๐—ฎ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—ซ. ๐—ฌ๐—ผ๐—ผ๐—ป๐—ถ๐˜€ oo kamid ah barayaashada dugsiga oo eedo u ahayd Maxamed Deeq.

Aamiin Aamiin

Photos from Hanaqaad Primary School's post 17/05/2026

Waxa si habsami leh u socda imtixaankii teeramka 2aad ee sannad dugsiyeedka waxbarashadeedka 2025-2026.

Dhammaan ardayda waxaan u rajeynaynaa guul.

19/03/2026

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ dhammaan muslimiinta gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed.
Allah ha inaga aqbalo acmaashii bishii barakaysnayd ee Ramadaan.

๐™๐˜ผ๐™๐™“๐˜ผ๐˜ฟ ๐™„๐™”๐™Š ๐˜พ๐˜ผ๐˜ผ๐™๐™„๐™ˆ๐˜ผ๐˜ผ๐˜ฟ ๐™†๐™ ๐˜พ๐™„๐™„๐˜ฟ๐˜ผ.

16/03/2026

Tacsi:
ุฅู†ุง ู„ู„ู‡ ูˆุฅู†ุง ุฅู„ูŠู‡ ุฑุงุฌุนูˆู†

Maamulka, macallimiinta iyo ardayda Dugsiga H/Dhexe ee Hanaqaad waxa ay ka tacsiyaynayaan geeridii ku timid Alla ha u naxariistee ๐—ฆ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ธ๐—ต ๐—”๐˜…๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ซ๐—ฎ๐—ฎ๐—ท๐—ถ ๐—”๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ ๐—ฆ๐—ต. ๐—”๐˜…๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐—š๐—ผ๐—น๐—ฒ,
asaasihii Dusgiga Cumar Binu Cabdicasiis ee magaalada Boosaaso.

Eebbe ha u naxariisto, ehelkiis asxaabtiisa, iyo dhammaan bahda waxbarashada samir iyo iimaan Eebbe haka siiyo.

Aamiin Aamiin

Photos from Hanaqaad Primary School's post 08/03/2026

Maamulka iyo macallimiinta iskuulka Hanaqaad, ayaa waxaa loo qabtay muxaadaro ku saabsan "In macallimiintu ay yihiin kuwa qaabeeya isbeddel bulsho oo wanaagsan", taas oo uu soo jeediyay Dr. Faisal Maaxiye oo kamid ah asaasayaasha iskuulka Hanaqaad.

09/02/2026

Waxaa galabta garoonka Fadhisame, Boosaaso cayaartii kambaysta (Final) ku dhex mari doonaa ๐—™๐—ฎ๐˜€๐—ฎ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐Ÿด๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐Ÿฒ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ee Koobka Dugsiga H/Dhexe ee Hanaqaad.

Want your school to be the top-listed School/college in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Bosaso

Opening Hours

Monday 12:30 - 17:30
Tuesday 12:30 - 17:30
Wednesday 12:30 - 17:30
Thursday 12:30 - 17:30
Saturday 12:30 - 17:30
Sunday 12:30 - 17:30