Sa'ada Primary And Intermediate School -Bosaso-

Sa'ada Primary And Intermediate School -Bosaso-

Share

Welcome To Official Page Of Sa'ada Primary And Intermediate School.

21/11/2025

Tacsi
anagoo ah maamulka iyo macalimiinta dugsiyada daaru sacaada farac yadiisa kala duwan waxaan tacsi tiiraanyo leh udiraneynaa qaraabadii iyo eheladii uu ka baxay walaalkeen c/shurki xasan daahir oo ka mid ahaa macalimiintaa lagu aasaasey dugsiyada daarusacaada hadana maamule ka ahaa daaru sacada farceeda garoowe oo xalay ku geeriyoodey magaalada jig jiga waxaan leenahay ilaahey samir iyo iimaan ha inagawada siiyo waa inaga wada baxay ilaaheyna waxaan uga bar yeyna inuu janadiisa ku casumo aamiin aamiin aamiin

03/10/2025
03/10/2025

Doorashadii ardeyda ee maanta

Photos from Sa'ada Primary And Intermediate School -Bosaso-'s post 03/10/2025

Khudbadihii musharixiinta ee gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka ardeyda dugsiga daarucasaada boosaaso doorashadaas oo maanta ka dhacday dugsiga 02/10/2025

Photos from Sa'ada Primary And Intermediate School -Bosaso-'s post 25/08/2025

Ogeysiis Ogeysiis Ogeysiis
waxaa la ogeysiinayaa dhamaan ardeydii wax ka baranjirtay dugsiyada daaru sacaada boosaaso
in dugsiga la furay maantoo ah 25/08/2025 waxaana ka socda is qorista ardeyda cusub ee rabta inay ku soo biirto dugsiga
waxaa kaloo la ogeysiinayaa in ardeydii horey udhigan jirtay in duruustu ay bilaaban doonto 30/08/2025 oo ku beegan maalinta sabtida ah ee nagu soo food leh marka sidaas iyo laxsocod wanaagsan

Photos from Sa'ada Primary And Intermediate School -Bosaso-'s post 01/08/2025

*Tahniyad & Bogaadin !* 🎉

Maamulka iyo macalimiinta Daaru-Sacaada Garowe waxay si kal iyo laab ah u hambalyeynayaan dhammaan120 arday oo ka tirsan fasalka 8-aad ee Daaru Sacaada Boosaaso iyo Qardho, kuwaas oo dhammaantood si heer sare ah uga gudbay imtixaankii* *shahaadiga ahaa ee Wasaaradda.*
✅ *Hal ardayna ma dhicin!*
💚 *waa guul taariikhi ah*

*Waa guul weyn oo muujineysa dadaalkiina iyo himiladiina.*
*Waxaan leenahay: Waad ku guuleysateen, horey usocda!*
🎊 *Hambalyo! Hambalyo hambalyo*


*Mahadsanidiin*

22/07/2025
Want your school to be the top-listed School/college in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Ridwaan Village
Bosaso
090

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00