(Surat al QiyaamaH) Tajweed
SHIEKH MAHAMUUD KHALIIL AL XUSARII
dhagaysi wacan axbaabii fillah
Lana wadaaga walalihiina kale .
Mahadsanidiin.
Daarul-Nujuum Qur'an Online
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Daarul-Nujuum Qur'an Online, Education, Bossaso, Bosaso.
Haddaad u baahan tahay adiga oo jooga gurigaaga in aad barato Qur'aanka kariimka ah iyo culuumta kale ee la xiriirta sida;
-Xifdinta qur'aanka kariimka.
-Tafsiirka Qur'aanka kariimka iyo Axaadiista
Daaru-nujuuum Qur'aan online waxa ay idin Haysaa maclumaadkan soo socda:-
1.barashadda Qur'aanka kariimka .
2.barashadda Tafsiirka Qur'aanka.
3.barashadda Higaadda ama far qurxinta.
4.barashadda luuqadda carabiga.
5.barashadda Ducooyinka
Horey u gaar daaru-nujuum qur'aan online
Waxaa idinku diyaara macalimiin khibrad uleh wax barista, oo muddo kusoo jiray, kusoo dhowooow Daaru-nujuuum Qur'aan online.
gacmo furan kusoo dhowoow.πββοΈπββοΈπββοΈ
Lingaxan Hoose Riixπππ
https://www.facebook.com/Darulnujumquranonline/ DHOWAADDA DAARU-NUJUUM QUR.AN ONLINE WAXA AY
30/08/2021
Gacmo Furan Kusoo Dhawaada
Talqiiin-shiekh c/qaadir al cusmaani alle Habarakeeyo
Dhagaysi wacan axbaabii fillah
"Surat al fatihat "
Daarul-nujuum Qur'aan Online waa madaraso hab fogaan arag ah (Online) ardayda wax ku barta. Duruursta ay ardeydu baran karaan waxaa ka mid ah;
-Xifdiga qur'aanka muddo kooban.
-Barashada tafsiirka qur'aanka.
-Barashada higgaadda iyo far-qurxinta.
-Barashada luuqadda carabiga
-Barashada adkaarta iyo ducooyinka.
FADLAN NAGALA SOO XIRIIR WHATS'APPKAN; https://wa.me/+252907832714
AMA LAMBARRADAN;
+252907832714
+252906856605
MAHADSANIDIIN.
Shhekh c/qaadir Al cusmaan alle Yaxfadka shiikhanaa
Haddaad u baahan tahay adiga oo jooga gurigaaga in aad barato Qur'aanka kariimka ah iyo culuumta kale ee la xiriirta sida;
-Xifdinta qur'aanka kariimka.
-Tafsiirka Qur'aanka kariimka.
-Axaadiista Rasuulka SCW.
-Luuqadda Carabiga.
-Higgaadda.
-Ducooyin.
Fadlan, la xiriir madarasada Daarul-Nujuum iyo macallimiinta wax ka dhigta intaba.
Wac, ama farriin Whats'apka uga reeb;
+252906856605, ama, +252907832714
Mahadsanidiin.π
Haddii aad u baahan tahay adiga oo jooga gurigaaga in aad barato Qur'aanka kariimka ah iyo culuumta kale ee la xiriirta sida;
-Xifdinta qur'aanka kariimka.
-Tafsiirka Qur'aanka kariimka.
-Axaadiista Rasuulka SCW.
-Luuqadda Carabiga.
-Higgaadda.
-Ducooyin.
Fadlan, la xiriir madarasada Daarul-Nujuum iyo macallimiinta wax ka dhigta intaba.
Wac, ama farriin Whats'apka uga reeb;
+252906856605, ama, +252907832714
Mahadsanidiin.π
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Bossaso
Bosaso
252