Jacaylka diinta islaamka

Jacaylka diinta islaamka

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Jacaylka diinta islaamka, Religious school, Borime.

30/09/2020

Istiqfaarta oo la badiya ayuu ilaahay nimcoyinkiisa faraha badan ku furaa waxaana ka mid ah ayaada nabi nuux qoomkiisa ku bararujinayo isaago leh"waxan ku dhahay qomkaygiyow ilaahay dembi dhaaf weydiista,cirka roob badan ha idiinka keeno,hana idiin kordhoyee xoolo

19/09/2020

istiqfaarta badiya waa sabab ka mid ah jannada rabi lagu galo
Ku celceliya carabkiina kalmadaan quruxda badan "ASTAQFIRULLAAHAL CADIIM WAA ATUUBU ILEYHI" idinko ka dhahaya qalbikiina ilaahay xaqa hana wafaajiyo

18/09/2020

Asalamacalaykum umada islaamka subax wanaagsan

Want your school to be the top-listed School/college in Borime?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Borime