13 Sano ka dib Real Madrid oo 6 Cayaaryahan looga yeeray Xulka Spain (01-10-2016) Kooxda kubada cagta Real Madrid ayaa 13 Sano kadib Waxaa xulka dalka Spain looga yeeray 6 Cayaaryahan oo u dheesha kooxdaas kuwaas oo macalinka Cusub ee Spain Julen Lopetegui’uu ugu yeeray Kulamada isreeb reebka koobka aduunka.
Shabakada ciyaraha
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shabakada ciyaraha, College & University, borama, Borama.
28/09/2016
HORDHACA Borussia Monchengladbach VS Barcelona: Kooxda Reer Germany Shabaqeeda K**a Ilaashan Kooxaha Ka Yimaada Spain Kooxda Macalin Luis Enrique ayaa dooneysa inay sii wadato guuleheeda kulamada Champions League marka ay caawa soo la ciyaarayaan kooxda reer Germany ee Borussia Monchengladbach.
27/09/2016
DAAWO MUUQAAL: Lionel Messi Oo Hambalyo Usoo Diray Halyeeyga Roma Francesco Totti Oo 40 Sano Jir Noqday Weeraryahanka kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa fariin hambalyo ah usoo diray halyeeyga kooxda Roma Totti kaasi oo maanta u dabaal degay sanadguuradiisa 40aad.
Luis Enrique Oo Ku Dhawaaqay Liiska Ciyaartooyda Wajaheysa Borussia Monchengladbach Luis Enrique ayaa magacaabay kooxdiisa la ciyaaraysa Borussia Monchengladbach tartanka Champions League, iyadoo Aleix Vidal uu kusoo laabtay liiska.
25/09/2016
Pep Guardiola Oo Maxkamad Lasoo Taagayo- Muxuu Sameeyay? Pep Guardiola ayaa muteysan kara in lasoo taago maxkamad kadib qaabka uu ula dhaqmay xiddiga kooxda Manchester City Yaya Toure.
25/09/2016
Zinedine Zidane Oo Cadeeyay Shaqsiga Lahaa Fashilkii Xalay Ku Dhacay Kooxdiisa- Ma Cr7? Tababaraha kooxda Real Madrid Zinedine Zidane ayaa sheegay in uu lahaa fikirka kooxdiisa ay ku fashilmeen markii 2-2 ay la galeen kooxda Las Palmas.
Cristiano Ronaldo Wuxuu Rabaa Inuu Noqdo Muslim, (Daawo Muuqaalkan) Iswaydii maxay dadka caanka ka ah dunida ama dadka shacbiyada badan aduunyadan ku haystaa ay u soo galaan diinta islaamka ama ay u rabaan inay ka mid noqdaan muslimiinta.
Neymar Oo Labo Gool Dhaliyay Xili Barcelona Ay 5-0 Ku Xasuuqday Sporting Gijon Barcelona ayaa qaab ciyaareedkeedii wanaagsanaa sii wadata xilli uu ka maqan yahay xiddigooda Lionel Messi kaas oo dhaawac gumaarka ah kaga maqan kooxdiisa.
24/09/2016
KUMA FARAXSANA: Gareth Bale Oo Ka Carooday Bedelkii Uu Ku Sameeyay Macalin Zidane Iyo United Oo Durba Heegan Gashay Ciyaaryahanka garabka uga ciyaara xulka Welsh Bale ayaa lagu soo waramayaa inuu ka carooday go’aankii macalin Zinedine Zidane isaga ku bedelay kulankii Arbacadii garoonka Santiago Bernabeu barbaraha ku galeen.
FALLANQEYNTA: Sporting Gijon vs Barcelona- Bulgarana Oo Rikoor Fiican Ka Heysata Kooxda Gijon Kooxda martida loo yahay ayaa natiijooyin isku dhafan ku bilowday xilli ciyaareedkaan waxaana ay doonayaan in ay kusii watan ololahooda wanaagsan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Borama
Borama
0
27/09/2016