BIL-DHAAMIYE ACADAMIC

BIL-DHAAMIYE ACADAMIC

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from BIL-DHAAMIYE ACADAMIC, College & University, Borama.

�السلام عليكم ورحمة الله وبركاته�
�ku soo dhawoow
�BIL-DHAAMIYE ACADAMIC�
Waxaadna naga heli doontaan
●xikmado��
●oraahyo��
●taloyin��
●qisooyin��
●sheekoyin��
●Arimaha Qoysaska��

Photos from BIL-DHAAMIYE ACADAMIC's post 15/10/2025
01/10/2025
04/09/2023

Haday Reero soo shireen oo qasab la isku marsiinayo kaalay Ahmed Ismail Samatarow Borama ayaa ku shiraynaaye, waxbaan iswaydiinaynaa maanta dadkaagu waa ku dhagaysanayaane kaalayoo Gobolka Shiri oo mustaqbalka umadan hogaami adiguna gobolkan baad cod u doonaysaye.

Ninka aniga i dili karaa ha ii yimaado galabta oo xabada ha igu dhufto"Xildhiban Mohamed Abiib hadaladiisa qayb ka mida"

Hadaad Ree Awdal tahay shirkaa ma jeclaan lahayd inuu dhaco oo wax la iswaydiiyo ?

02/09/2023

Sxb Sunada Aduunyada Waa Caynkan

Gad gadoonka Waayaha iyo
Galin Caraabada

Nina Wey gumaysteen
Ninay Wey Gardaadshaan

"Ibrahim Xaamud Cumar Bil-dhaamiye"

24/08/2023

-Duni ay joogaan dad tiradoodu tahay 8 bilyan

Haddana 20 bilyana ayaa ku sugaysa eeddo.!

-Maxaad kawada eeddo.?!

-Eeddo qofkiiba dhowr waji ayuu leeyahay

Ayaan kawada e, taxadar adigu.!!😔

Bil-dhaamiye❤❤

10/01/2023

allaw nagu dar kuwaas liibaanay

19/12/2022

H**e socod samee

Want your school to be the top-listed School/college in Borama?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Borama