29/09/2026
π BACHELOR OF PHARMACY (B.Pharm)
Ma doonaysaa inaad dhisto mustaqbal xirfadeed oo ku saabsan Pharmacy iyo daryeelka caafimaadka?
Alpha University Borama waxay kuu soo bandhigaysaa Bachelor of Pharmacy, oo kuu diyaarinaya aqoon iyo xirfado lagama maarmaan u ah shaqada farmasiyada iyo adeegyada caafimaadka.
π Waxyaabaha aad baran doonto: πΉ Pharmaceutical Sciences
πΉ Pharmacology & Therapeutics
πΉ Pharmaceutical Chemistry
πΉ Pharmaceutics & Drug Formulation
πΉ Clinical Pharmacy & Patient Care
πΉ Pharmacy Practice & Ethics
πΉ Public Health & Healthcare Systems
πΉ Research & Project Work
β° Waqtiga Waxbarashada:
π
Morning & Noon
π« Mode of Study: On-Campus
π Medium of Instruction: English
π₯ Ku habboon:
Ardayda ka qalin-jabisay Dugsiga Sare iyo dadka doonaya inay xirfad ka dhistaan qaybta caafimaadka.
π― Fursadaha Xirfadeed: β’ Hospital Pharmacist
β’ Community Pharmacist
β’ Clinical Pharmacist
β’ Pharmaceutical Industry
β’ Regulatory & Quality Control
β’ Research & Development
β’ Public Health
π Your Future in Pharmacy Starts Here!
π Borama Campus
π 0638880847 | 0638880846
Alpha University Borama
Inspiring Tomorrowβs Professionals