23/08/2025
Sheekh Xuseen Nuur Qalinle oo ka mid ah culimada waaweyn ee soomaaliyeed , kana soo jeeda magaalada Boorama ayaa caawa loo doortay shaqsiyadda quraanka kariimka ah ee sannadkan 2025, iyadoo arrintaasina lagu shaaciyey xafladda xidhitaanka qiraa'aadka quraanka kariimka ah kalkiisii 10-aad ee Mu'asasadda Al misbaax oo Hargeysa lagu qabtay.
Wariye Faysal Muuse