MBK International School

MBK International School MBK International School is based in Borama, Somaliland. MBK is a not for profit school offering hig The school is named Maryam Bint Kamal International School.

This page is to inform everyone around the world about the great things being done at MBK International School. The school was founded by two Australian teachers, Mr Kamal Sheikh-Omar and Ms Khadija Graham-Laube. The school is a Not For Profit Project and any money made goes back into the school or projects in the local community,

The aim of these two dedicated teachers has been and for the future is to offer high quality education to students in Somaliland. The school fundraising began in 2006 in Melbourne, Australia with a dedicated group of Muslim women from varying cultural backgrounds. (27/2/2012)
MBK opened with three classes on the 27th of February, 2012. After almost three years MBK has 12 classes from KG1 through to Grade 6, a support room, a very successful reading program and more. The subjects at MBK are taught in either classical Arabic or English and the Somali language is is taught from Grade 5. (2014)BOOK shop and Tokan built
(2015) extended MBK International School with 7 rooms

(1/6/20)
Dr.Abdishakur Secondary college is built 30m tall and has 14 classes currently where the Grade 7-12 are studying. The taught at MBK are: English, Science, Mathematics, Environment, somali,Arabic, Quran, Islamic Studies, Computers and more. Thank you for taking your valuable time to read this.

  KGs iyo foundation oo waqti ku qaatay goroonka MBK iyagoo sabootinaya sanad dugsiyeedka sii dhamaanayaa ee 2025-2026 h...
19/05/2026

KGs iyo foundation oo waqti ku qaatay goroonka MBK iyagoo sabootinaya sanad dugsiyeedka sii dhamaanayaa ee 2025-2026 halkaas oo ay ku soo bandhigee activities kale duwan ee ay sida maalin laha ugu sameeyaan dugsiga

Happy 18may
18/05/2026

Happy 18may

Dugsiga Caalamiga ah ee   International Schools and  , waxaan bixinnaa waxbarasho tayo sare leh oo ku dhisan jawi daryee...
27/04/2026

Dugsiga Caalamiga ah ee International Schools and , waxaan bixinnaa waxbarasho tayo sare leh oo ku dhisan jawi daryeel iyo kobcin leh.✨

26/04/2026

Riyooyinka waaweyn halkan ayay ka bilaabmaan 💫
Ardaydeennu waxay nala wadaageen waxa ay mustaqbalka noqon rabaan iyo sababta. Riyo kasta qiimo ayay leedahay.
✨ Adiguna maxaad rabta inaad noqoto mustaqbalka ?

21/04/2026

Nafta ugu raaxee dhageysiga Qur’aanka Kariimka ah

international schools and secondary

  qaybta2   international schools and   secondary college malinta hidda iyo dhaqanka school ka
09/04/2026

qaybta2

international schools and secondary college malinta hidda iyo dhaqanka school ka

  qayb1   internationalschool: Meesha ay ku kulmaan aqoon iyo dhaqan.”
09/04/2026

qayb1
internationalschool: Meesha ay ku kulmaan aqoon iyo dhaqan.”

08/04/2026

“Maalinta Dhaqanka ee MBK international schools and : Ardaydu waxay soo bandhigeen hidde iyo dhaqan sugan.”

01/04/2026

Waxbarasho oo Qurux Badan – Arday firfircoon iyo jawi wanaagsan oo waxbarasho
international schools and secondary college

Dugsiyada   international Schools and   secondary college waxay hambalyo, farxad iyo ducoba la wadaagayaan maamulka, mac...
19/03/2026

Dugsiyada international Schools and secondary college waxay hambalyo, farxad iyo ducoba la wadaagayaan maamulka, macalimiinta, ardayda, waalidiinta iyo dhammaan hawl-wadeennada kala duwan ee dugsiga, sidoo kale waxay la wadaagayaan guud ahaan ummadda Islaamka ah munaasibadda barakaysan ee Ciidul Fitriga.
Waxaan idin leenahay: Ciid Mubaarak!
(كل عام وأنتم بخير)
Ilaahay ha inaga aqbalo soonkii iyo cibaadadii, hana inaga dhigo kuwii ku guulaysta khayrka iyo barakada.

Waxa dugsiga   international schools and   secondary college  ka qabsoontay madal lagu maamuusay ardayda kaalmaha h**e k...
19/02/2026

Waxa dugsiga international schools and secondary college ka qabsoontay madal lagu maamuusay ardayda kaalmaha h**e ka gashay imtixaanka yar.

Address

Borama
Borama

Opening Hours

Monday 07:00 - 15:00
Tuesday 07:00 - 15:00
Wednesday 07:00 - 15:00
Thursday 08:30 - 23:00
Saturday 07:00 - 15:00
Sunday 07:00 - 15:00

Telephone

+252634284033

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MBK International School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to MBK International School:

Shortcuts

Share

Category