Awdal Online Academy and Home teaching

Awdal Online Academy and Home teaching Hoyga aqoonta bulshada

Awdal online academy and home teaching waxay ay bulsha waynta Soomaaliyeed ugu bushaaraynaysaa dal iyo dibadba in ay idi...
18/08/2024

Awdal online academy and home teaching waxay ay bulsha waynta Soomaaliyeed ugu bushaaraynaysaa dal iyo dibadba in ay idiinla diyaar tahay waxbarsho tayo sare leh.

Sidoo kale Academy waxay idiinla diyaar tahay maclin guri ardayda guriga ugu imanayaa gaar ahaan magaalada Borama.

Waxaa kale oo arday academiyadu siinaysaa Tababaro ( training).

Haddaba la xidhiidh Numberadan
063-3693181 // 065-4893615.

Awdal Online Academy and Home teaching
Hoyga aqoonta.

Address

Ahmed Guray
Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Awdal Online Academy and Home teaching posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share