Al Azhar Primary And Kindergarten School Boorame

Al Azhar Primary And Kindergarten School Boorame This school is located on Boorame, Awdal Somaliland

16/05/2026
11/04/2026

Qofkii u baahan caawin wax barasho

21/02/2026

Ramadaan mubaarakWaxaa kalkii seddexaad ka qabsoomay bixinta raashin ay ku afuraan qoysaska danyarta waxaana labaxay sadaqadaasi ardayda dugsiga dhigata 12 qoys ay quudiyeen rabi ha idinka jazaai siiyo dhamaantiin macalin arday iyo waalid .

18/02/2026
  Shalay oo ay bisha  ahayd 17 bishii labaad  waxa dugsiga hoose-dhexe alazhar internationalschools, waxa ka qabsoontay ...
18/02/2026


Shalay oo ay bisha ahayd 17 bishii labaad waxa dugsiga hoose-dhexe alazhar internationalschools, waxa ka qabsoontay Madal lagu so dhawaynayay ramadanta

Fursad shaqo ayaa ka banaan dugsiga al azhar qaybta primary  ga
31/01/2026

Fursad shaqo ayaa ka banaan dugsiga al azhar qaybta primary ga

Address

Borama

Opening Hours

Monday 06:00 - 12:00
Tuesday 06:00 - 12:00
Wednesday 06:00 - 12:00
Saturday 06:00 - 12:00
Sunday 12:00 - 12:00

Telephone

+252634510759

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Azhar Primary And Kindergarten School Boorame posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category