Sh.Axmed Salaan primary and Intermedaite school

Sh.Axmed Salaan primary and Intermedaite school Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sh.Axmed Salaan primary and Intermedaite school, School, Sheekh Axmed Salaan Street, Borama.

Qaybtii labaad ee sawirada 🙌🏻❤️📸✨
12/06/2026

Qaybtii labaad ee sawirada 🙌🏻❤️📸✨

🏫Dugsiga Sh. Ahmed Salaan – Sanad Dugsiyeedka 2025–2026📚✨ Maanta waa maalin qiimo weyn leh oo taariikhi ah. Waa maalin l...
12/06/2026

🏫Dugsiga Sh. Ahmed Salaan – Sanad Dugsiyeedka 2025–2026📚✨

Maanta waa maalin qiimo weyn leh oo taariikhi ah. Waa maalin lagu xusayo guusha ay gaareen ardayda fasalka 4aad, kuwaas oo si sharaf iyo dadaal leh uga gudbay heerkan, una gudbaya (haddii Alle idmo) fasalka 5aad.

Dugsiga Sh. Ahmed Salaan wuxuu si kal iyo laab ah u hambalyeynayaa dhammaan ardayda guusha gaartay. Runtii, dadaalkiinnu wuxuu noqday iftiin iyo tusaale wanaagsan oo ay ku daydaan jiilasha idinka dambeeya.

Maanta waxaad caddeyseen kartidiinna iyo dadaalkiinna, waxaadna tihiin horyaalka waxbarashada. Berri, waxaad noqon doontaan hoggaamiyeyaasha dalka iyo bulshada.

Waxaan idiin rajaynaynaa guul joogto ah, horumar aan kala go’ lahayn, iyo inaad mar walba noqotaan ubax qurxiya beerta aqoonta.

Hambalyo, hambalyo dhammaan ardayda! 🎉

📍 Dugsiga: Sh. Ahmed Salaan
📌 Goobta: Xaafadda Sheikh Ahmed Salaan
📆 Taariikhda: 11/6/ 2026

Landers 💚🤍❤️📸🔥
19/05/2026

Landers 💚🤍❤️📸🔥

Happy 18 may💚🤍❤️
19/05/2026

Happy 18 may💚🤍❤️

Xuska 18 May💚🤍❤️ iyo Dugsiga H/Dhexe Ee Sh.Axmed Salaan
17/05/2026

Xuska 18 May💚🤍❤️ iyo Dugsiga H/Dhexe Ee Sh.Axmed Salaan

ogaysiis fasaxa maalinka beri ah oo ay ku began tahay maalinta shaqaalaha aduunka marka bahda sh.axmed salaan sidaa ula ...
01/05/2026

ogaysiis fasaxa maalinka beri ah oo ay ku began tahay maalinta shaqaalaha aduunka marka bahda sh.axmed salaan sidaa ula socda

Qaybtii 3aad ee sawirada 📸✨️ Fasalka 8B / 8T
15/03/2026

Qaybtii 3aad ee sawirada 📸✨️ Fasalka 8B / 8T

Qaybtii 2aad ee sawirada 📸✨️ Fasalka 8B / 8T
15/03/2026

Qaybtii 2aad ee sawirada 📸✨️ Fasalka 8B / 8T

Qaybtii 1aad ee sawirada 📸✨️ Fasalka 8B / 8TXalfada soo dhawynta bisha barakaysan ee ramadaan
14/03/2026

Qaybtii 1aad ee sawirada 📸✨️ Fasalka 8B / 8T
Xalfada soo dhawynta bisha barakaysan ee ramadaan

Qaybtii 5aad 📸✨️
19/02/2026

Qaybtii 5aad 📸✨️

Address

Sheekh Axmed Salaan Street
Borama

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sh.Axmed Salaan primary and Intermedaite school posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Sh.Axmed Salaan primary and Intermedaite school:

Shortcuts

Share

Category