11/08/2024
QIIMO DHIMIS 50% KU HEL TIKIDKA MUQDISHO TO NAIROBI 170 DOLLAR KALIYA
SIDOO KALE NAIROBI TO MOGADISHU 170 DOLLAR KALIYA
614258899 AMA XAFIISKEENA TALEEX SARTA DAARUTOWXIID DABAQA 3XAAD
Amoud University is a non-governmental, national University and open to all aspiring candidates who fulfill the admission requirements without discrimin..
11/08/2024
QIIMO DHIMIS 50% KU HEL TIKIDKA MUQDISHO TO NAIROBI 170 DOLLAR KALIYA
SIDOO KALE NAIROBI TO MOGADISHU 170 DOLLAR KALIYA
614258899 AMA XAFIISKEENA TALEEX SARTA DAARUTOWXIID DABAQA 3XAAD
02/08/2018
05 August graduation ceremony
Ogeysiis
Dhamaan arday ka qalin jebineeysa jaamacada camuud waxaa la ogeysiinayaa in maalinta beri oo isniin ah tariikhdana ku beegan tahay 30/07/2018
Ay yimaadaan jaamacada camuud. Waxaana basaska ka raaceysaa meelihii laga raaci jiray 7:00 subaxnimo.
28/07/2018
Hoowlka weynaa ee camuud oo si qurux badan loo diyaariyay, waxaana soo dhawaatay xaflada ardayda qalinjebineysa sanadkaan, waxaana la rajeynayaa inay dhaceeso xaflada 01/08/2018 .
Haduu Eebe nafta inoogu simo Inshaa Allaah.
Xasuusin
Dhamaan ardayda ka qalin jebinaysa jaamacadda Camuud Sanadkan 2018 ee Degree iyo Diplomaba Waxaa la ogeysiinayaa inay Lacagta Qalinjebinta oo ah $175 kusoo Bixiyaan Bangiyada Darasalam ama Dahabshiil ugu dambayn July 31, 2018. Kadib Warqadda Lacag Bixinta ee Bangigu ku siiyo waa inaad degdeg u keentaa Xafiiska Maaliyadda ee Jaamacadda (Finance Office).
MAHADSANIDIIN
Asc
Jaamacada Camuud oo goor dhow qaban doonta exam of this semester
| Monday | 08:00 - 02:00 |
| Tuesday | 08:00 - 02:00 |
| Wednesday | 08:00 - 02:00 |
| Thursday | 08:00 - 02:00 |
| Saturday | 08:00 - 02:00 |
| Sunday | 08:00 - 02:00 |