09/04/2024
In mudo ah waxan kuso jirnay Waqti Cibaado Marka h**e Acmaashi khayrka lahayd allh inaga aqbalo Allhna inaga yeelo Boqolalka Qof Ee Qoortoda Naarta Laga Xoreyo🤲.Bari waa Ciid isha allh Shaydamadi wawaynana wala so So fasaxaya ibliis iyo intii uu watay ,inti an khayrka iyo cibadada badsanayna Shaydamada yaryar ayaan la lagdamaynay Hadaba imka laga bilaabo ayaan ubahanahay in aan dagaalka bilowno oon shaydamada waawayn iska difaacno oon khayrki iyo cibadadii xagii kasi wadno allh ina wafajiyee .Dardarankayga ugu danbeya waxa weeyi dhalinyaroy war jidkaa aan alle kula balanay aan ku taagnaano ☝️