Al Aqsa Secondary School - Borama

Al Aqsa Secondary School - Borama Al-Aqsa Secondary School is one of the private schools in Borama. It is a historic school and was o

This is the official page for Al-Aqsa Secondary School in Borama, Somalinad

02/09/2026

HAMBALYO HAMBALYO

Dr Naciima Ali Maxamed Oo Kamid ahayd Midhihii Uu Soo Saaray Dugsiga Sare Ee Al_Aqsa Ayaa Soo Afmeertay Shahaadada PHD ee Jammacada Camuud.

29/08/2026

HAMBALYO HAMBALYO

Dr Sayid Cali Sh. Maxamed Cumar Oo Kamid Ahaa Midhihii Uu Soo Saaray Dugsiga Sare Ee Al_Aqsa Ayaa Soo AFmeeray Shahaadada PHD ee Jammacada Camuud.

28/08/2026

Alaqsa secondary schools borama

Xaflada Abaalmarinta Ardayda Kaalmaha h**e ka galay Imtixaanka Dugsiga Sare ee Al-Aqsa.
28/08/2026

Xaflada Abaalmarinta Ardayda Kaalmaha h**e ka galay Imtixaanka Dugsiga Sare ee Al-Aqsa.

24/08/2026

Wargalin
Bari Oo Salaasa ah Dugsigu waa Fasax Dhalasha Nabiga NNKH insha alah

24/08/2026

Xaflada Abaalmarinta Ardayda Kaalmaha h**e ka galay Imtixaanka Dugsiga Sare ee Al-Aqsa.

09/08/2026

Dugsiga Sare Ee Alaqsa iyo Jawi Rooban🏫
Alhamdulillah🌦️🌦️

30/07/2026

........War-gelin Muhiim ah......

Insha Allah Malinta Sabtida Ooy taariikhduna tahay 01.08.2026 ayuu inoo bilaabmi doona sannad-dugsiyeedka cusub ee 2025-2026. @

Qabashada ardaydii cusubna Waa Socota .

Ardayda sanadkan u Fadhiisanaya Imtixaanka Shahaadiga ee Form Fourka Dhamaantiin Illaahay ha Idin Guuleeyo.
02/06/2026

Ardayda sanadkan u Fadhiisanaya Imtixaanka Shahaadiga ee Form Fourka Dhamaantiin Illaahay ha Idin Guuleeyo.

Address

Shacabka
Borama
25236

Opening Hours

Monday 07:00 - 12:00
Tuesday 07:00 - 12:00
Wednesday 07:00 - 12:00
Saturday 07:00 - 12:00
Sunday 07:00 - 12:00

Telephone

+252634453341

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Aqsa Secondary School - Borama posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share