28/09/2026
Sawirro Q2 -Waxaa dugsiga nagu soo booqday Dr. Fowzi iyo teamkiisa, oo ku takhasusay qalliinka afka iyo ilkaha. Waxay ardayda la wadaageen muhiimadda nadaafadda iyo daryeelka afka iyo ilkaha, iyagoo sharaxay hababka saxda ah ee loo ilaashado caafimaadka ilkaha loogana hortago cudurrada ku dhaca afka.
Waxaan uga mahadcelinaynaa Dr. Fowzi iyo teamkiisa booqashadan qiimaha badan iyo wacyigelinta ay siiyeen ardaydeenna.