Abdilahi kahie Rirach

Abdilahi kahie Rirach

Share

Welcome Dears to my Official Page. Like 👍 and share

I,m just human being, I have weakness,I make mistake since as I,m human and I have experience

13/05/2026
20/04/2026

.

Degmada Sheekh Cali Jowhar ( Xaafada Kuwait )

Goobta : Masjidka Rowda.
Goorta : Khamiis iyo Jimce . Bacdal Maqrib.

🎤 Sh Dr. Xuseen Axmed Liibaan .

06/03/2026

👈السابع عشر من رمضان

✍️17 ki Ramadan

👈ذكرى غزوة بدر الكبرى

✍️Xuska maalinki dagaalki Badar

👈رسالة لكل مؤمن

✍️Waa fariin qof walba oo mu’min ah u shegaysa

👈أن النصر من عند الله

✍️In guushu ay tahay uun mid alle agtiisa laga helo

👈ليس بكثرة العدد

✍️Oo aanay ahayn tiro badnaan

👈ولا قوة العتاد

✍️Awood iyo hub

👈بل إعداد المستطاع

✍️Balse ay tahay u diyaar galow inta kareyso

👈وكثير من إيمان وثبات

✍️Iyo in badan oo iiman iyo sugnaansho alle ku sugo

👈وثقة بالله ووعده

✍️Iyo ku kalsoonanta alle yaboohisa

اللهم انصر الإسلام وأعز المسلمين🤲🏻🤲🏻🌎

01/01/2026

Caawa iyo Habeenkii ee Nadwada Halku Dhigeedu Ahaa "Talladu Waa Nololasha Bulshada", Caawa oo Ah Habeenkii u Dambeysey Nadawada.

Halagadhsiiyo Walaalaha Jecel Dhagaysiga Khayrka.

31/12/2025

Habeenkii Iyo Nadwada halku Dhigeedu Ahaa"Taladu Waa Nolosha Bulshada.

Wadatashiga Iyo Raadka ay ku leedahay Dhismaha Umadda.
Sh. AlMufti: Maxamed Yusuf Cabdi

Balankeenu Waa Caawa Iyo Masjidka Harawa.

30/12/2025

Caawa insha allaah Iyo Masjid Harawa

29/12/2025

Caawa iyo habeenkii ee Nadwada Fasaxa yar.

Sabirka Iyo xikmadu waa furayaasha lagaga baxo fitnada.

Cadaalada Bulshada dhexdeeda Iyo Raadka ay Dawladu kuleedahay Xaqiijinteeda.

Ka faaideysi Wanaagsan......

28/12/2025

Caawa Iyo Habeenka Ee Nadwada Hal ku dhigeedu Yahay: "Taladu Waa Nolosha Ummada".

Halaga faaideysto Culumada, Bulshadana Aan Wada gaadhsiino.

Want your school to be the top-listed School/college in Borama?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Borama