أكاديمية اللسان للعربية والترجمة waxaan heegan ugu jiraa, baridda iyo fudaydinta Afka Carabiga.
Ku baro Luuqada Englishka si Fudud. Markasta ku xidhanaw oo la soco cashirada aan soo galiyo YouTube channel keena.