Lisan Academy

Lisan Academy أكاديمية اللسان لتعليم اللغة العربية والترجمة
Lisan Academy; waxay heegan ugu jirtaa, baridda iyo fudaydinta Afka Carabiga.

قال رسول الله صلى الله عليه وسلم من حديث أبي سعيد الخدري:" لن يشبع مؤمن من خير حتى يكون منتهاه الجنة". حديث حسن رواه ترمدي.

03/05/2026

تعد اللغة العربية من أكثر اللغات نمواً واستخداماً على شبكة الإنترنت وفي وسائل التواصل الحديثة

07/01/2026
07/01/2026
Ogeysiis OgeysiisMa jeceshahay barashada luuqada carabiga?Dhib ma kala kulantay barashada luuqada carabiga?Ma danaynaysa...
02/01/2025

Ogeysiis Ogeysiis
Ma jeceshahay barashada luuqada carabiga?
Dhib ma kala kulantay barashada luuqada carabiga?
Ma danaynaysaa inaad carabiga si fudud u barato?
Hadii ay jawaabtaadu HAA,tahay waxa aad joogtaa meeshii ugu haboonayd ee aad ka bilaabi lahayd barashada af-carabiga, walina aad h**e u baran, kusoo biir fasalo cusub oo أكاديمية اللسان bilaabayso kuna baranayso muddo kooban.
Muddo 30 cisho ah, qaab casri ah, maalin kasta casharka lagaa eego, iyo waliba sixida qalad in badan innaga horjaaga af-carabiga in aan barano.
||SHURUUD:
1. Arday ay ka go'an tahay barashada luuqada carabiga.
2. maalina aan ka maqnaanayn darsiga.
3. In uu darsiga hal saac ku bixinayo maalin kasta ugu yaran.
4. in uu ka gudbo (muqaabalada) kulanka qiimaynta aqbalka.
5. tirada ugu badan waa 20 qof kaliya. Inta ugu yari waa 5 qof.

02/04/2024

"لَا تُقَارِن بِدَايَاتك بِمَوْسمِ حَصَاد الآخَرِين"

إن شــــاء الله تـبـدأ دروســنا فـي يــوم القـادم
10/03/2024

إن شــــاء الله تـبـدأ دروســنا فـي يــوم القـادم

08/03/2024

آخر درس من فصل الأول
من مادة الحوار العربي

Dufcadii labaad  Hambalyo
05/03/2024

Dufcadii labaad Hambalyo

Address

Shacabka
Borama
340

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Lisan Academy posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Lisan Academy:

Shortcuts

Share