Aljazeera Technology Institute

Aljazeera Technology Institute Hogaamiyaha Barashada Technology-ga .. The leading Information Technology Institute in the Region

14/12/2025

Ka faaiidayso cashar ka mida casharada course-ka compTIA A+ Technician oo sadex bilood socda, waa mid ka mida courses-ka ugu muhiimsan ee Aljazeera Technology Bixiyo, course-kan oo kaliya 8bilood ayaan u diyarinayay ku samayntiisa website-ka Aljazeera, Arday badan oo soomaaliyeed oo dibadaha jooga Maraykan iyo Yurub ayaa ka faaiidaystay course-kan oo markay dhameeyeen ugu shaqo tagay shirkadaha Computer Assembly-ga ka shaqeeya iyo kuwa software Solutions-ka ka shaqeeya mustaqbal weyna wuu u noqday oo ay ku noolaadan.

TikTok Aljazeera Technology casharo gaagaaban oo bilaasha ayaan soo galin doonaa nasoo follow garee...
08/11/2025

TikTok Aljazeera Technology casharo gaagaaban oo bilaasha ayaan soo galin doonaa nasoo follow garee...

.technol 1 Followers, 0 Following, 10 Likes - Watch awesome short videos created by Aljazeera Technology Institute

Arday cusub ayaan maanta qaadanaynaa dhamaan courses-ka laga barto Aljazeera, ka faaiidayso iska diiwangali button-ka ho...
08/11/2025

Arday cusub ayaan maanta qaadanaynaa dhamaan courses-ka laga barto Aljazeera, ka faaiidayso iska diiwangali button-ka hoose whatsapp

21/10/2025

Ka faaidayso cashir ka mida casharada Aljazeera Technology qaybta Online-ka... sida Design degdeg ah loo sameeyo adoo isticmaalayo AutoCad iyo ArchiCad

Aljazeera Students, Revit Architecture Final Exam, Abdirahman Jelle Ali from Muqdisho well-done !
21/10/2025

Aljazeera Students, Revit Architecture Final Exam, Abdirahman Jelle Ali from Muqdisho well-done !

18/10/2025

Aljazeera Students, Revit Architecture Final Exam, Hamze Mohamed Shidane from Muqdisho well-done

Aljazeera Students, Revit Architecture Final Exam, Aboubakar Mohamed Ainan from Djibouti well-done
04/10/2025

Aljazeera Students, Revit Architecture Final Exam, Aboubakar Mohamed Ainan from Djibouti well-done

25/09/2025

Ardaydu haka faaiidaystaan kala soo xidhiidh whatsapp: 00252634501914

01/09/2025
02/08/2025

Markay boqolaal Arday ka faaiidaysteen Bisha August-na waan ku darnay Qiimo Dhimistii Sanadlaha ahayd ee Aljazeera Technology Institute ka faaiidaysta..

16/06/2025

Qiimo Dhimistii Sanadlaha ahayd ee Aljazeera Technology Institute ka faaiidaysta..

Address

Xalane
Borama
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Aljazeera Technology Institute posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Aljazeera Technology Institute:

Shortcuts

Share