Faraan sye siciid

Faraan sye siciid thanks to Allah

Indhawaydba waakaan ka tagayDeelka maqnsada eMaan taan dabka ushidanayaaa Dagalka suugaane Dadkaygaan dareen siinayaa du...
15/11/2023

Indhawaydba waakaan ka tagay
Deelka maqnsada e
Maan taan dabka ushidanayaaa
Dagalka suugaane
Dadkaygaan dareen siinayaa dulucda sheekada e
Dadkaygoow imaqal maanta waan kula dacwiyayaaye
Dalka waad lasocotaa wixii xaalad doorana ehe
Nin damiirleh iyo lama daydayo Kuwa dareenka lehe
Ninkii maqasha loo diidaybaa geela loodiraye
Damiir laawihiibaa hadana darajadii helaye
Dadka ka isku wadayiyo ninkii inuun damiir yeesha
Tani waa aduunyee nikii xaqa kudaan yooda
Dibaduu uyaalaa bustuhu saacad dabadeede

Waxba gabaygu yuu ila durkine waxaan kusoo duubay
Dadkaygoow wixii dana maruun daw iskugu raaca

Ninba yaan doc lagu oodanine dan isku mida yeesha

Address

Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faraan sye siciid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share