Waaberi Schools, Borama

Waaberi Schools, Borama WAABERI SCHOOLS consists three main parts: College, secondary and Primary.

WAABERI Schools waxad kahelaysaa waxbarasho heerar kala duwanleh oo habcasiraya laguugu dhigayo.

Qaybta 1aad ee Dalxiiska Fasalka 5aad B iyo Dooxada Cadcadka
24/09/2026

Qaybta 1aad ee Dalxiiska Fasalka 5aad B iyo Dooxada Cadcadka

18/09/2026

Muqaalka 1aad ee Fasalka 7aad A iyo Gebiley

Sawirada Ardayda 7aad A oo safar Dalxiis kutegay Gebiley.
18/09/2026

Sawirada Ardayda 7aad A oo safar Dalxiis kutegay Gebiley.

03/09/2026

Waaberi College, Borama ,waxa uu qaadanay arday cusub oo qaybaha kaladuwan ee Collegeka ah

01/09/2026

Waaberi College, Borama, Waxa uu qadanayaa Dufcadii 5aad ee Auxiliary Nursing.

Halaga faaiidaysto

Bishaaro!!!! Bishaaro!!!!WAABERI COLLEGE Qayta Caafimaadka, waxa kabanaan shaqo macalinimo  (Galinka Dambe iyo Habeenkii...
27/08/2026

Bishaaro!!!! Bishaaro!!!!
WAABERI COLLEGE Qayta Caafimaadka, waxa kabanaan shaqo macalinimo (Galinka Dambe iyo Habeenkii)

Shuruudaha macalinka laga rabo:

1. Waa in uu kabaxay Medicine, Nursing ama Laboratory
2. CV uu ku cadyahay khibrada macalinimo

Hadaba CV qabashadu waxay ku eg tahay 30/08/2026 Axada Galinka danbe

CVga waxaa la keenaya xarunta Collegeka ama ku soo dir Whatsappka numberada hoos ku qoran.
Wixii faah faahina : 0634457653/0634222263

Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiyada WaaberiWaxay hambalyo udirayaan ardayda 8aadka iyo Form Fourka oo guul wayn kasoo ho...
25/08/2026

Maamulka iyo Macalimiinta Dugsiyada Waaberi
Waxay hambalyo udirayaan ardayda 8aadka iyo Form Fourka oo guul wayn kasoo hooyey natiijada Imtixaanka shahaadiga ah.

25/08/2026

Qaybta 2aad ee Barmaamujka Aqoon Korodhsiga
Macalin: Cabdicasiis Cismaan

Sawiro: Tobabar ku saabsan dhisida Akhlaaqda iyo Qiyam wanaagsa (Building of good character and Moral Values) oo ay soo ...
23/08/2026

Sawiro: Tobabar ku saabsan dhisida Akhlaaqda iyo Qiyam wanaagsa (Building of good character and Moral Values) oo ay soo agaasimeen ururka Han iyo Himilo ayaa ka qabsoomay dugsiyada Waaberi Schools, Borama .

Tobabarkaasi oo buxinaayay Maamule Ku xigeenka dugsiyada Waaberi Kamaal Faisal Muhumed ayaa ugu danabayn shahaadooyin lagu siiyay ardaydii tobabarkaasi dhamaysatay.

20/08/2026

Qaybta 1aad ee Barmaamujka aqoon korodhsiga
Macalin Cabdicasiis Cismaan Bashiir

Address

Borama Agagaarka Xaaji Dahir Stadium (Biroole) Borama , Awdal
Borama
BORAMANEARXAAJIDAHIRSTADIUM

Opening Hours

Monday 06:30 - 21:30
Tuesday 06:30 - 09:30
Wednesday 06:30 - 21:30
Thursday 07:30 - 11:00
Saturday 06:30 - 21:30
Sunday 06:30 - 21:30

Telephone

+252634459901

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waaberi Schools, Borama posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Waaberi Schools, Borama:

Shortcuts

Share

Category