19/07/2026
Sanad dugsiyeedka cusub ee 2026-2027
Isdiwaangalinta fasalka 1aad ( ulo ) waxay bilaabmaysaa 20/07/2026 oo kubeegan isniinta
Hadaba waalid h**e ugaadh yayna kaa buuxsamine
Kusoo dhawaada sanad dugsiyeed cusub