Horn International University School of Nursing

Horn International University School of Nursing Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Horn International University School of Nursing, Education Website, Borama, Xalane, Shide Road., Borama.

29/11/2022

Guddida Qalinjabinta Jaamacadda Horn International ee Xaflada qalinjabinta 7aad ee Sanadka 2022.

"Realize Your Academic And Career Dreams with Horn International University ". !!!!.Wixii faahfaahina kala xidhiidh,Tell...
18/09/2022

"Realize Your Academic And Career Dreams with Horn International University ".

!!!!.
Wixii faahfaahina kala xidhiidh,Tell: 0634172405/0634565735/.

Fadlan H**e u gaadh oo ka faaidayso way socotaa isdiiwaangalinta.

Horn International University
"Quality Education For Better Social Change"

Horn International University Graduation Ceremony Class of 2021. Congratulations 6th Batch. BSc Nursing Class graduates.
21/12/2021

Horn International University Graduation Ceremony
Class of 2021.
Congratulations 6th Batch.
BSc Nursing Class graduates.

Waxbarashada Saree Ee Jaamacadaha Haramaya Iyo Horn International. +++++++++++++++++++++++++++++++++++Wafti Heer Sare Ah...
19/12/2021

Waxbarashada Saree Ee Jaamacadaha Haramaya Iyo Horn International.
+++++++++++++++++++++++++++++++++++
Wafti Heer Sare Ah Oo Ka Socday Jaamacada Haramaya Ee Dalka Ethiopia Ayaa Shalay Soo Gaadhay Magaalada Borama Gaar ahaan Jaamacada Horn International Siay U Yeeshaan Kulankii Ugu Dambeeyey Ee Lagu Gabagabaynayay Qorshihii Waxbarashada Sare ( Master And PHD Programs). Waftigan oo Ka Mid ahaayeen
1. Dr Motti Tolera
2:- Mohamed Yuya
3:- Dr Hunduma
4:- Dr Merisa Bekana
5:- Dr Adnan Abduqadir
6:- Dr Temesgen Teferi
7:- Asefa Desslewu
8:- Fitsum W/Gabriel
Shirar Dhawr ah Iyo Kormeer Ay Kusoo Mareen Cisbitaalada Kala Duwan Ee Jaamacada iyo Kuwa Dawlada Waxaa La isla Qaata In Waxbrashadii Takhasusaadyada Kala Duwan Sida Ugu Dhakhsaha Badan Loo Bilaabo.
Waxaa Maamulka Jaqmacada Horn International Ku wareejiyeen Liska Ardayda Isdiwaangalisay Iyo Takhasusaadyada Ay Soo Codsadeen. Waxay Maamulada Labada Jaamacadood Isla Dejiyeen Jadwada Hordhaca ah Ee Fulinta Mashruucydan Waxbarasho.

Waxaa Lasii wadi Doonaa Diwaangalinta Cida Danaynaysa Waxabarashada Master Iyo PHD ilaa 30/12/2021.
Waxayna Diwaangalintu Ka Socotaa Campuska Waxbarashada Sare Ee Jaamacada (Postgraduate Studies Campus) Ee Ku Yaala Dabaqa 3aad Ee Cisbitaalka Geeska Afrika.

13/12/2021
OGAYSIIS!!!! OGAYSIIS!!!!OGAYSIIS!!!+++++++++++++++++++++++++++++Jaamacada Horn International Waxay ku Casuumaysaa Arday...
12/09/2021

OGAYSIIS!!!! OGAYSIIS!!!!OGAYSIIS!!!
+++++++++++++++++++++++++++++
Jaamacada Horn International Waxay ku Casuumaysaa Ardayda Kasoo Baxday Dugsiyada Sare Ee Somaliland Habeen Dambe 13/9/2021 6:40pm Inay Kasoo Qaybgalaan Xaflada Soo Bandhigista Kuliyadaha Jaamacadu Bixiso, oo lagu Qabanayo Hoolka Hutelka Haldoor Ee Magaalada Borama.

Waxaa Kale oo Ku Lamaan Tababar Gaaban Oo Ardayda Loo Jeedinayo Sida Ugu Haboon Ee Jaamacada Iyo Kuliyadaha Jaamacada Loo Doorto (How To Choice University And Faculty Of Study) oo Uu Bixinayo Macalin khibrad Dheeraada u Leh.

Goobta Haldoor Hotel
Goorta Isniin (6:40pm)
Taariikhda 13/9/2021

NB:- Waxaa Lagu Galaa Bilaa invitation(No Invitation)

27/08/2021
OGAYSIIS MUHIIM AH!Waxaa si toos ah u bilawday diiwaangelinta sanad jaamacadeedka 2021-2022 ee Jaamacadda Caalamiga ah E...
22/08/2021

OGAYSIIS MUHIIM AH!
Waxaa si toos ah u bilawday diiwaangelinta sanad jaamacadeedka 2021-2022 ee Jaamacadda Caalamiga ah Ee Horn International University inay Bilowday Qaadashada ardayda cusub Sanad dugsiyeedka 2021/2022
waxaad Jaamacadda kala soo xiriiri kartaa numberada kala ah:

063 3172890 or 063 4456096


KARAMARDHA HOSPITAL, JIGJIGA ETHIOPIA.++++++++++++++++++++++++++++++++++++Maamulka Ugu Sareeya Jaamacada Horn Internatio...
02/08/2021

KARAMARDHA HOSPITAL, JIGJIGA ETHIOPIA.
++++++++++++++++++++++++++++++++++++
Maamulka Ugu Sareeya Jaamacada Horn International Ayaa Booqasho Hawleed Ku Jooga Dalka Ethiopia, oo Shaqadooda 1aad Ka Bilaabeen Magaalada Jigjiga, Cisbitaalka Karamardha Oo ay Ardaydii Sanadkan Qalinjabinaya Ku Qaadanayaan Hawlo Gacan Qabada(Practical Attachments).
Maamulku Waxay La Kulmeen Maamulka Cisbitaalka, Ardayda Iyo Macalimiinta Waxbara.
Maalmaha Soosocdana Waxay Kulamo Muhiima La Qaadan-Doonaan Jaamacadaha Waaweyn Ee Wadanka Ethiopia.

Horn International University Hospital Practical Attachment For Senior Students At Karama General Hospital Jigjiga-Ethio...
10/07/2021

Horn International University Hospital Practical Attachment For Senior Students At Karama General Hospital Jigjiga-Ethiopia

10/07/2021

Address

Borama, Xalane, Shide Road.
Borama

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horn International University School of Nursing posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share