Garaad ibnu garaad

Garaad ibnu garaad theacher

26/10/2023

• Guulamadiyo roobku weys gedayaqanin e
• Gufaacada markuu soo kasha dhibicdu guuxdaye.
• Gabdhanka iyo shuuxaa qabow lala gab yooxa e.

• Aniguna gedaasay hindaay gogoshu ii tale
• Gurmad caashaq bay haysta iyo guluf colaadeed e
• Galiil yoobay call kii markii gayrna geli waayey.

• Gaaleefta waran buu sidii igu garaaca e
• Gurmad caash baan kaa rabaa gacaladay day.
• Gam i waaye goortaad hurdada soogal odhan weydo.
• Guntimihii jacaylkiyo af baad gaar u leedahay
• Kaftan gayrar kiisiyo markaad nolosha guud meerto.

• Ee aad garwaaqsiga jacayl erayba meel gayso.
• Ee aad god kii uu lahaa goob walba is taagto

• Nin kii garanayaa garnayee caashaq gabaxdii dhe.
• Gobanimo mid lagu doortay iyo gaari dumared dhe.

• Qurux gaar midii lagu galaday gebi ahanted dhe
• Gobtii ciida gale iyo hablaha gololadodi dhe.

Gurmad casgaq 23/10/023

06/07/2020
24/06/2020

Public figure

06/12/2019

Address

Sanag
Borama

Telephone

+252634206391

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Garaad ibnu garaad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category