17/05/2026
Machadka al falaax waxa uu ardayda iyo waalidiinta ogaysiinya, in machadku fasax yahay isiinta iyo salaasada oo ku beegan 18may iyo 19may.
Waxa dib loogu soo noqonaya habeenimada arbacada.
وبالله التوفيق
17/12/2025
Dhammaan Bahda Machadka Falaax, waxa ay Hambalyo udirayaan Maamule Mubaarak Faarax iyo Marwadiisa, oo Maanta Meherkoogu ka dhacay Magaalada Boorama.
بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير.
25/09/2025
Sawirada Xafladda Qalinjabinta Dufcaddii Sedexaad.Q2aad
25/09/2025
Sawirada Xafladda Qalinjabinta Dufcaddii Sedexaad.Q1aad
24/09/2025
Marti Xafladda Qalinjabinta Dufcadda Sedexaad Q7aad.
24/09/2025
Marti Xafladda Qalinjabinta Dufcadda Sedexaad Q5aad.
24/09/2025
Q1aad” Mudaneyaasha Barri kusoo biiri doona Saaxadda Horumarinta Bulshada”.