Machadka Al-Falaax- معهد الفلاح

Machadka Al-Falaax- معهد الفلاح Machadka Al-Falaax-Borama waa Machad Islaami ah, oo lagu barto culuumta Islaamka iyo luuqadda Carabiga. GOOBTA: Borama, waqooyiga Dawladda Hoose.

MACALIMIIN IYO MANHAJ TAYO LEH, WAA ASTAANTA MACHADKAN.

Xafladda shaacinta natiijadii sanad dugsiyeedka 2025-2026, qaybta Habeenkii ee wiilasha.
18/08/2026

Xafladda shaacinta natiijadii sanad dugsiyeedka 2025-2026, qaybta Habeenkii ee wiilasha.

  Xafladda shaacinta natiijadii sanad dugsiyeedka 2025-2026, qaybta galinka dambe hablaha.
16/08/2026


Xafladda shaacinta natiijadii sanad dugsiyeedka 2025-2026, qaybta galinka dambe hablaha.

29/07/2026

Ka mid noqo Bahda cilmiga ka barata machadka Al-Falaax

Tell: 0634873789 - 0634452132 - 0634508963
WhatsApp : 63 9167483

Machadka Al-Falaax waxa uu qaadanaya Arday cusub ee sanad dugsiyeedka 2026-2027.Ka mid noqo ardayda ka aflaxday Machadka...
28/07/2026

Machadka Al-Falaax waxa uu qaadanaya Arday cusub ee sanad dugsiyeedka 2026-2027.
Ka mid noqo ardayda ka aflaxday Machadka.

Tell: 063-4873789 | 063-9167483 | 0634506674

Tababar qiimo badan oo Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta JSL. u qabatay Macalimiinta Macaahidda Gobalka Awdal iyo qayb ka m...
25/07/2026

Tababar qiimo badan oo Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta JSL. u qabatay Macalimiinta Macaahidda Gobalka Awdal iyo qayb ka mid ah Macalimiinta Machadka oo ka qayb gashay, oo hogaaminayo Maamulaha Machadku Mubaarak Faarax

 Ilaahay mahaddi waxa soo gabagabooday galabnimadii salaasada 14/07/2026 imtixaanaadkii k**a dambaysta ahaa ee sanad dug...
19/07/2026


Ilaahay mahaddi waxa soo gabagabooday galabnimadii salaasada 14/07/2026 imtixaanaadkii k**a dambaysta ahaa ee sanad dugsiyeedka lagu soo xidhayay, qayba Hablaha.

 Ilaahay mahaddi waxa soo gabagabooday habeenimadii salaasada 14/07/2026 imtixaanaadkii k**a dambaysta ahaa ee sanad dug...
17/07/2026


Ilaahay mahaddi waxa soo gabagabooday habeenimadii salaasada 14/07/2026 imtixaanaadkii k**a dambaysta ahaa ee sanad dugsiyeedka lagu soo xidhayay, qayba wiilasha.

يتشرف معهد الفلاح بتقديم خالص التهاني والتبريكات للأستاذ محمد علي مهد، بمناسبة حصوله على درجة الماجستير في تخصص 'الفقه و...
16/07/2026

يتشرف معهد الفلاح بتقديم خالص التهاني والتبريكات للأستاذ محمد علي مهد، بمناسبة حصوله على درجة الماجستير في تخصص 'الفقه وأصوله'، سائلين المولى عز وجل له دوام التوفيق والسداد في مسيرته العلمية والعملية.

​Machadku waxa uu ugu hambalyaynayaa Macallin Maxamed Cali inuu si guul leh u soo dhammaystay darajada labaad ee heerka jaamacadeed.

21/06/2026

Ilaahay mahaddi waxa soo idlaaday tartan aqooneedkii qaybta gabdhaha machadku u qabtay usbuucii dhawaa, waxa aan u hambalyeynaynaa fasalkii guushu raacday oo ah fasalka التمهيدي الثاني.

15/06/2026

Ilaahay mahaddi waxa Habeenimadii Axada 13/05/2026 inoo soo dhamaaday Tartabkii qur'aanka kariimka ah, kaas oo aan u qabnay dhamaan fasalada kala duwan ee machadku ka kooban yahay.

Address

Borama

Opening Hours

Monday 04:00 - 09:00
Tuesday 04:00 - 09:00
Wednesday 04:00 - 09:00
Saturday 04:00 - 09:00
Sunday 04:00 - 09:00

Telephone

+252634508963

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Machadka Al-Falaax- معهد الفلاح posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to Machadka Al-Falaax- معهد الفلاح:

Shortcuts

Share

Category