23/08/2022
Birtu Ma Fududa inay Jabto Hadayna Bilaabin inay Nafteeda isu Cunto; Daxalaysato, Sidoo kale Adigana Cidna Kuma Jabin Karto inaad Sidaas Ogolaato Mooyaaneππ
Russia___
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Guleith Mohameth Omar, College & University, Borama.
23/08/2022
Birtu Ma Fududa inay Jabto Hadayna Bilaabin inay Nafteeda isu Cunto; Daxalaysato, Sidoo kale Adigana Cidna Kuma Jabin Karto inaad Sidaas Ogolaato Mooyaaneππ
Russia___
23/08/2022
Sawir Muujinaya in Dunidu dhaqaalo ku bixiso, Dagaalka Balse Miisaska Kale Ee Kaaba Yaasha Muhiimka iyo Laf Dhabarta Umada Ay U madhan Yihiin.ππ
Russia__
30/04/2022
Cilmigu Wuxuu Kaa Dhigaa Mid Xoogan, Mid Adag Mid Awood U Leh inuu Wax Qabsado Kaligii.
Cilmigu Wuxuu Kaa Dhigaa Boqorka Dunidaan Ugu Wanaagsan, Sidaa Awgeed Ku Dadaal Barashada Cilmiga, Akhrintiisa Iyo Dadaalidiisa.
Intaa Haddii Lagaa Helo Dunidaan Waxaad ka Noqonysaa Qofka Ugu Martabad Sareeya.ππ
30/04/2022
Dhismaha Guri Kasta Waxa Aas-as U Ah Aqoonta, Aqoontuna Waxay ka Timadaa Akhriska.
Carruurta Unoqo Tusaale Wanaagsan Oo Ay ku daydaan Carruurta Bar Isbarida.
11/04/2022
Qofkii Doonaya Inuu Horumar iyo Korniin Sameeyo, Cidna Kaama Hor Istaagi Karto, Lkn Wuxuu Dhamaystiraa Wadadiisa, Duruuf Kasta Oo Ku Timaada.ππ
Russia_
11/04/2022
Uma Maleynayo in Uu Waligiis Akhristay Buug Kahadlaaya Xuquqda Haweenka . Ama Uu Ka Qeybgalay Siminaar Ku Saabsan "womenE Empowerment" Lkn Ragannimadu Waa U Dhalasho".ππ«
Russia_
01/04/2022
Durruufaha Aduun Ee Maalinlaha ah Iyo Waayo-aragnimada Qofku Korodhsanayaa waa Casharo Muhiim U Ah Nolosha Qofka La Kulmay Iyo Dadka kale Ee Uu U Sii tabinaayaba.ππ
_RUSSIA #
27/03/2022
Awoodda Aad Leedahay Maanta Waligaa Malahaan Doontid, Ee Haddii Wakhtigu Saray Kuu Qaado Ogow Inaad U Naxariisato Kuwa Kaa Hooseeya, Ma Qiyaasi Kartidd Berrito Waxa Dhici Doone.ππ
_RUSSIA #
27/03/2022
Wax Weliba Afka Ha iskala Aadin Ku Dhiman Doontidaaba Lama Ogee.ππ
27/03/2022
Dhismaha Gurikasta Waxa Aas-aas U ah Aqoonta, Aqoontuna Waxay Ka Timaadaa Akhriska.
Carruurta Unoqo Tusaale Wanaagsan Oo Ay Ku Daydaan
Carruurta Bar Isbaridda.ππ
_RUSSIA #
27/03/2022
Farxaddiisa Kaalinta Saddexaad Ayaa Kadhigtay Qofka Ku Guulaystay Kaalinta Koobaad Inuu Umaleeyo In Laga Guulaystay.
Haddii Aad Ku Ganac Santahay Waxa Aad Haysato, Waxaad Noqon Doontaa Dadka Ka Ugu Taajirsan.ππ
_RUSSIA #