05/02/2024
hadii aad boqolaal Eber Qorto wax macno ah ma samaynayso lkn hadii aad hal ka horaysiiso Eberadaa badan waxay noqonaysaa Malayiin sidaa oo kale ayuu hogaamiyaha wanagsan muhiim ugu yahay bulshada hadii hal hogamiye la hor dhigo bulsho wada Eber ah malayiin Qorshe ayey qaban karaan.
markaa waxay u bahan tahay hal hogaamiye si ay malayiin guul u gaadho!!!