East Africa Star School

East Africa Star School Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from East Africa Star School, School, G. Awdal deg. Borama, Borama.

إنالله وإناإليه واجعون.      Maamulka iyo macalimiinta dugsigu waxay tacsi lawadaagayaan qoyska uu ka baxay allaha u nax...
25/09/2026

إنالله وإناإليه واجعون.

Maamulka iyo macalimiinta dugsigu waxay tacsi lawadaagayaan qoyska uu ka baxay allaha u naxariistee mahad cumar oo kamid ahaa waalidiinta dugsiga caruurtiisa oo dhanina ay ka baxeen dugsiga qaybna ay hada ku jiraan oo maanta lagu aasay Borama
Waxaan sigaara ugu taxsiyadaynaynaa
- deeqdi mahad cumar
- nadiira mahad cumar
- c/casiis mahad cumar
- bishaaro mahad cumar
- nimco mahad cumar
Iyo hooyadood sucaad xuseen xasan
# dhamaan samir iyo imaan allaha inaga wada siiyo
# naxariistii jano allaha ka waraabiyo

19/09/2026

إنالله وإناإليه واجعون.

Maamulka iyo macaliminta dugsigu waxay taxsi lawadaagaayaan qoyska iyo qaraabada uu ka baxay caaqil nuux muxumed caateeye oo maanta xaqii alleh u yimid gaar ahaan isra nuux muxumed oo dhigata dugsiga fasalka form two oo uu ahaa aabeheed
Allaha naxariisti jano ha ka waraabiyo

F.G
Bari oo ku beegan 20/9/2026 axad dugsigu waa fasax

Sawiro Q3aadMaamulka dugsiga East Africa Start ayaa maamusay ardaydii ugu sareyay guud ahaanaba dugsiyada dagmada kuwaas...
31/08/2026

Sawiro Q3aad
Maamulka dugsiga East Africa Start ayaa maamusay ardaydii ugu sareyay guud ahaanaba dugsiyada dagmada kuwaas oo guulo wax ku oola kaso hooyay imtaxaanka shahaadiga ah ee Somaliland.

Sawiro Q2aadMaamulka dugsiga East Africa Start ayaa maamusay ardaydii ugu sareyay guud ahaanaba dugsiyada dagmada kuwaas...
30/08/2026

Sawiro Q2aad
Maamulka dugsiga East Africa Start ayaa maamusay ardaydii ugu sareyay guud ahaanaba dugsiyada dagmada kuwaas oo guulo wax ku oola kaso hooyay imtaxaanka shahaadiga ah ee Somaliland.

30/08/2026
30/08/2026

Mashaa allah Hambalyo

Sawiro Q 1aadHambalyo Hambalyo Munaasibad  lagu abaal marinaayey ardaydii kaalmaha h**e kagashay imtixaankii qaranka Som...
30/08/2026

Sawiro Q 1aad

Hambalyo Hambalyo
Munaasibad lagu abaal marinaayey ardaydii kaalmaha h**e kagashay imtixaankii qaranka Somaliland ee 8aad iyo ardayadii ugu saraysay Gobolka Awdal gaar ahaan Degmada Borama
# abaal marinta ardayadii ugu saraysay imtixaankii qaranka Somaliland
# abaalmarinta ardaydaydii kalmaha h**e ka gashay imtixaankas

25/08/2026

Address

G. Awdal Deg. Borama
Borama

Opening Hours

Monday 07:00 - 13:00
Tuesday 07:00 - 13:00
Wednesday 07:00 - 13:00
Saturday 07:00 - 15:00
Sunday 07:00 - 15:00

Telephone

+252634507887

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when East Africa Star School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to East Africa Star School:

Shortcuts

Share

Category