Awale mohamed

Awale mohamed

Share

Yes

Photos from Awale mohamed's post 02/02/2022

Gaasku waa caabuq ku yimaada dahaarka (xuubka) caloosha ama mindhicir yaraha kaa oo ka difaaca in dhecaamada dheefshiidku waxyeeleeyaan.

Gaaska waxaa sababa waxyaabo farabadan kuwaa oo ay haboontahay in aad wax ka ogaato.
Waxayabaha sababa waxaa loo kala qeybiyaa

1-kuwo waqti yar gaaska sababa iyo
2- kuwo waqti dheer ay ku qaadato waxyeleynta dahaarka

1-kuwo waqti yar gaaska sababa waxaa kamid ah

1- Alcoloda
2- dawoyinka xanuun babiyaha (NSAID) sida (asprin) (diclofenac) (ipoprofen) iyo dawoyinka naqaska lo isticmalo.

2-kuwo waqti dheer ay ku qaadato sababida gaaska.

1-bacteriyada loo yaqaano H.pylori bacteriyadan waxaa lagu kala qaada hindisada, cuntada aan nadafada lahayn, biyaha aan nadiifka ahayn, iyo cuntada aan la karkarin

Waxa ay waxyeeleysaa caloosha iyo mindhicirka yar lakiin waxa ay bacteriyada kale kaga duwantahay waxa ay ku noolaan kartaa ash*tada (acid) caloosha waxa ayna samaysataa dahaar ay ku noolaato soona daysa sun (ammonia) jirka u daran kadibta dhaawac sababta

2-streska
3-cuntada basbaaska leh
4-cuntada dufanku ku badanyahay

Calaamadaha gaaska

Gubasho ama kuleel qeybta sare ee jirka
Lalabo ama matag
Xanuun boga ah
Daaco badan
Mararka qaar dhiig qofku matago
Apetite la,aan
saxarada oo madow noqota
neefta oo adkaata

dhibaatooyinka uu kaasku qofka u keeno

1- Dhiig la,aan
2- Cancer
3- Nafaqa daro
4- eerno

Gaaska waa ladaweyn karaa lkn waxaa muhiim ah in qofku aqoon u yeesha waxa ku keena iyo sida ugu haboon ee looga hortagi karo waxa loo adeegsadaa baritaano badan si loo ogaado heerka uu gaarsiisanyahay ama nooca

Si aad u hesho dawo herbal oo ka suulineysa gabi ahaanba dhibatoyinka
O taya sare leh wxd nagala so xariri karta number +252 63 4627561 whatsapp

05/01/2022
Want your school to be the top-listed School/college in Borama?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Borama