مؤسسة لقمان الحكيم لتحفيظ القرآن الكريم مع التَّجويد

  • Home
  • Somalia
  • Borama
  • مؤسسة لقمان الحكيم لتحفيظ القرآن الكريم مع التَّجويد

مؤسسة لقمان الحكيم لتحفيظ القرآن الكريم مع التَّجويد waa pageka rasmiga ah ee mu'assasatu luqman alxakiim fadlan like saar si aad ugala socoto warbixinada la xidhiidha mu'ssasada ee aan soo galino insha allah.

mahadsanid

16/07/2026

إمتحان نصف النهائي لمؤسسة لقمان الحكيم لتحفيظ القرآن الكريم مع التَّجويد.

قسم الإمتحان : علم التجويد
فصول البنات.

16/07/2026

إمتحان نصف النهائي لمؤسسة لقمان الحكيم لتحفيظ القرآن الكريم مع التَّجويد.

قسم الإمتحان : علم التَّجويد
فصول البنين.

بمناسبة العام الهجري الجديد، تتقدم مؤسسة لقمان الحكيم بأصدق التهاني وأطيب التمنيات، سائلين الله أن يجعله عامًا مليئًا با...
16/06/2026

بمناسبة العام الهجري الجديد، تتقدم مؤسسة لقمان الحكيم بأصدق التهاني وأطيب التمنيات، سائلين الله أن يجعله عامًا مليئًا بالخير والبركة والنجاح.
كل عام وأنتم بخير، وعام هجري مبارك.
١٤٤٨ هـ مبارك عليكم وعلى الأمة الإسلامية. 🌙✨

Xafladda Furitaanka qaybta 3aad ee Mu'assasada Luqmaan al Xakiim.Gobta Bariga Masjidu IbrahimGar ahan agagaarka gerashka...
29/05/2026

Xafladda Furitaanka qaybta 3aad ee Mu'assasada Luqmaan al Xakiim.

Gobta Bariga Masjidu Ibrahim
Gar ahan agagaarka gerashka Cabdi Waraabe
Bacdal Casar Bari Sabtida

KULAN SABOOTIN IYO SAFAR SALAAMAYN.Waxaa ay mu'asasadu u qabatay kulan duco iyo sabootin ah MUSTAFE DAAHIR ABDI (MUSTAFE...
03/04/2026

KULAN SABOOTIN IYO SAFAR SALAAMAYN.

Waxaa ay mu'asasadu u qabatay kulan duco iyo sabootin ah MUSTAFE DAAHIR ABDI (MUSTAFE AWLIYO) oo ah arday quraanka barashadiisa uga soo rixlaystay dalka Djibouti isaga oo dib ugu laaban doona dalkiisii kadib markii uu qur'aanka xifdiyey kana mid ahaa ardaydii sanadkan qalin jabisay.

Maamulka, macalimiinta iyo ardayduba, waxay ugu ducaynayaan in alle dadaalkiisii ka abaaliyo kana yeelo mid dalkiisa iyo dadkiisaba ku anfaca insha allah..

19/03/2026

AFFUR WADAREED KULMIYEY QAAR KAMIDA ARDAYDII KALA DUWANAA EE KA TAKHARUJAY MARKAZKA 2010 ILAA 2025.

AFFUR WADAREED KULMIYEY QAAR KAMIDA ARDAYDII KALA DUWANAA EE KA TAKHARUJAY MARKAZKA 2010 ILAA 2025.Maanta oo ay taariikh...
18/03/2026

AFFUR WADAREED KULMIYEY QAAR KAMIDA ARDAYDII KALA DUWANAA EE KA TAKHARUJAY MARKAZKA 2010 ILAA 2025.

Maanta oo ay taariikhdu tahay 28-09-1447H, Waxa kulan afur wadareed ah iskugu imid Ardaydi kala duwanayd ee ka aflaxday markaska Luqmaan Al-xakiim.
Waxa uu ahaa Kulan qiimo badan oo uu hormuud u ahaa sheekh Abdirahman Daahir jiilaal, oo ay gacantisa ku aflaxeen arday badan oo daafaha dunida kala joogta.
Kulanku waxa uu u badnaa duco iyo is Xaal waraysi waxana uu kulmiyay akhyaar badan oo nolosha qaybaheeda kala duwan ku kala jira

AFFUR WADAREED KULMIYEY QAAR KA MIDA ARDAYDII KALA DUWANAA EE KA TAKHARUJAY MARKAZKA 2010 ILAA 2025. Maanta oo ay taarii...
18/03/2026

AFFUR WADAREED KULMIYEY QAAR KA MIDA ARDAYDII KALA DUWANAA EE KA TAKHARUJAY MARKAZKA 2010 ILAA 2025.

Maanta oo ay taariikhdu tahay 28-09-1447H, Waxa kulan afur wadareed ah iskugu imid Ardaydi kala duwanayd ee ka aflaxday markaska Luqmaan Al-xakiim.
Waxa uu ahaa Kulan qiimo badan oo uu hormuud u ahaa sheekh Abdirahman Daahir jiilaal, oo ay gacantisa ku aflaxeen arday badan oo daafaha dunida kala joogta.
Kulanku waxa uu u badnaa duco iyo is Xaal waraysi waxana uu kulmiyay akhyaar badan oo nolosha qaybaheeda kala duwan ku kala jira

HAMBALYO.              HAMBALYO. Maamulka iyo macalimiinta markazkuba waxa ay hambalyo la wadaagayaan labada arday ee gu...
14/03/2026

HAMBALYO. HAMBALYO.

Maamulka iyo macalimiinta markazkuba waxa ay hambalyo la wadaagayaan labada arday ee guusha kasoo hooyey tartanta quraanka kariimka ee ay qabatay جمعية الهدى لمراكز القرآن الكريم بورما .

المرتبة الأولي: معاد جمال نور
المرتبة الثالثة: فاطمة عبد الفتاح احمد

                  Waxaa lagu wargalinayaa Dhamaan waalidiinta iyo Ardayda dhigata markazka in maalinta beri oo   ah uu F...
21/02/2026



Waxaa lagu wargalinayaa Dhamaan waalidiinta iyo Ardayda dhigata markazka in maalinta beri oo ah uu FASAX YAHAY markazku labada galinba. Salaada roob doonta awgeed.

Address

Borama

Telephone

+252634883847

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مؤسسة لقمان الحكيم لتحفيظ القرآن الكريم مع التَّجويد posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to مؤسسة لقمان الحكيم لتحفيظ القرآن الكريم مع التَّجويد:

Shortcuts

Share

Category