مؤسسة بلال للقرآن الكريم Bilal foundation for Holy Qur'an

  • Home
  • Somalia
  • Borama
  • مؤسسة بلال للقرآن الكريم Bilal foundation for Holy Qur'an

مؤسسة بلال للقرآن الكريم Bilal foundation for Holy Qur'an Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from مؤسسة بلال للقرآن الكريم Bilal foundation for Holy Qur'an, Education, Borama.

مؤسسة تعليمية رائدة في تحفيظ القرآن الكريم وقراءاته، وتدريس علوم الشريعة، وتأهيل جيل قرآني متخلق، متقن، ومتوازن في العلم والعمل.
شعارنا: "قرآنٌ يُتلى... وأخلاقٌ تُحتذى."

15/09/2026

BOOQASHADII MAANTA

Maanta waxaa sharaf iyo farxad noo ahayd booqashadii uu Sheekh Xuseen Cali nagu soo booqday Xarunta Mu’assasada Bilaal ee Barashada Qur’aanka iyo Qiraa’aatka - magaalada Boorama.

Booqashadu waxay ahayd mid qiimo badan oo xambaarsan dhiirrigelin, talooyin wax-ku-ool ah .

جزاه الله خيرًا وبارك في علمه وعمله، ونفع به.

📍 Mu’assasada Bilaal – Boorama, Awdal

05/09/2026

Booqashadii Sh. Yaxye Caddaani Mu'assasada Bilaal Ee Barashada Qur'anka Iyo Qiraa'aatka- Borama.

مؤسسة بلال للقرآن الكريم.

ALXAMDULILLAAH – ABAALMARINTA ARDAYDA UGU WANAAGSAN Ilaahay Mahaddii, Shalay waxaan safar iyo nasasho gaaban ugu qaadnay...
02/09/2026

ALXAMDULILLAAH – ABAALMARINTA ARDAYDA UGU WANAAGSAN

Ilaahay Mahaddii, Shalay waxaan safar iyo nasasho gaaban ugu qaadnay Safari Hotel ardaydii ugu wanaagsanaa ee lagu doortay akhlaaqda wanaagsan, dadaalka, joogteynta iyo sida wanaagsan ee ay u qaateen duruustooda iyo barashada Kitaabka Alle. 📖❤️

Ujeeddadu ma aha oo keliya in la abaalmariyo ardayda dadaashay, balse waa in aan dhiirrigelinno dhammaan ardayda, si ay ugu daydaan walaalahood, una noqoto dhiirrigelin ku kallifta inay dadaalkooda sii laba-jibaaraan.

مؤسسة بلال للقرآن الكريم

Nagala Soo Xidhiidh: 0637600023 | 0634599705 | 0634083175

19/08/2026

Mu'ussasada Bilaal Ee Barashada Qur'anka Iyo Qiraa'aatka.

مؤسسة بلال للقرآن الكريم
Nagala Soo Xidhiidh: 0637600023 | 0634599705 | 0634083175 .

18/08/2026

Sh Abdirashid Sh. Ali Suufi .

مؤسسة بلال للقرآن الكريم Bilal foundation for Holy Qur'an
Nagala Soo Xidhiidh: 0637600023 | 0634599705 | 0634083175

15/08/2026

مؤسسة بلال للقرآن الكريم
Muxaadaro : Sh Mustafa Burco

📖 عودًا حميدًا...وشوقًا متجددًا إلى مجالس القرآن وأهل القرآن.----------------------------------تتواصلون معنا عبر الأرقام...
31/07/2026

📖 عودًا حميدًا...
وشوقًا متجددًا إلى مجالس القرآن وأهل القرآن.

----------------------------------
تتواصلون معنا عبر الأرقام التالية:
0634599705
0634083175
0634462035

28/07/2026

Qeyb Kamida Ardayda Imtixaanka 30ka Juz Ufadhiisatay | Maxamed Mahad

مؤسسة بلال للقرآن الكريم
Bilal Foundation For Holy Quran.
Nagala Soo Xidhiidh: 0634083175 | 0634599705 | 0634462032

27/07/2026

مؤسسة بلال للقرآن الكريم Bilal foundation for Holy Qur'an
Borama - Awdal
Nagala Soo Xidhiidh: 0634599705 | 0634083175 | 0634462032

Address

Borama

Telephone

+252634083175

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when مؤسسة بلال للقرآن الكريم Bilal foundation for Holy Qur'an posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The School

Send a message to مؤسسة بلال للقرآن الكريم Bilal foundation for Holy Qur'an:

Shortcuts

Share

Category