21/01/2021
Asallaamu calaykum🙏
Qof walba oo xiisaynaya barashada cilmiga binary and digital options( iq options) waxan bilawnay qabashada dufcadii labaad ee ardayda rabta inay barato iq option.
Si ad u noqoto trader uma baahnid inaad ku wanaagsanaato xisaabaadka, sayniska, ama ad degree wadato.
Waxad u baahan tahay kaliya computer iyo internet iyo macalin ku haga.
Diwaangalintu waxa ay soconaysaa ilaa 30/1/2021 bishan dhamaadkeeda ardayda an qabanayno way koobnaan doonaan insha Allah.
Cashiradu waxay noqon doonaan online iyo offline an ugu talo galay ardayda mashquulka ah amaba shaqaysa.
Qiimihii horena waxan ka dhignay 40% off
Hada lacagta bishu waa $30
Wakhtiga waxbarashaduna waa bil
igala soo xidhiidh 👇
Telegram: https://t.me/tradelikekhalid
Whatsapp: +252634099665
Khalid OD