Al-qalam college

Al-qalam college

Share

Al-qalam college waxa ad ka helayalsaa facultyada kala: caafimaadka, computerka, qaybaya kala duwan ee luuqada english iyo puplic speaking.

10/09/2022

Al-qalam college waxa uu ugu bishaaraynayaa dhamaanba bulsha-waynta ku nool magalada boorama in uu kuu diyaarshay faculty kala ah:
-caafimaadka iyo qaybihiisa kala duwan.
-computerka iyo qalabkiisii oo tayo zare leh.
-heerarka kala duwan ee luuqada englishka.
-xirfada fagaare ka hadalka.

Hadaba diwaangalintu waxa ay ka socotaa xarunta college ka ee fadlan horey u gaadh.

Location: sh.Ahmed zalaan Area.

Want your school to be the top-listed School/college in Borama?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Sisibta
Borama