27/06/2023
Maamulka dugsiga Alhuda waxa uu tahniyada ciida la wadaagayaa dhamaan mucalimiinta iyo ardayda dugsiga iyo guud ahaan dadwaynaha ku dhaqan degmada Borama.
Ciidaa ciideeda rabi ha nagu gaadhsiyo nabadgalyo iyo barwaaqo.