Arday-Kaabe Home Teaching School

Arday-Kaabe Home Teaching School Arday Kaabe Home Teaching
"Hoyga Barbaarinta iyo Horumarinta Faca Koraya "

Asc Wr Wb.Fursad shaqo, (Macalin Guri).Arday Kaabe Home Teaching waxa uu ugu bishaaraynayaa dhammaan macalimiinta leh xi...
04/08/2024

Asc Wr Wb.

Fursad shaqo, (Macalin Guri).

Arday Kaabe Home Teaching waxa uu ugu bishaaraynayaa dhammaan macalimiinta leh xirfada wax dhigista in uu Arday Kaabe qaadanayo macalimiin guri cusub.
Hadaba ma tahay macalin sidoo kalana ma haysataa waqti banaan sida habeenkii, subixii iyo galabtii, hadaba arday Kaabe waxa uu kuugu bisharaynayaa in aad waqtigaaga ka faaidaysato, bulshadana aad uga faaiidayso adiga oo wax baraya.

Xafiisku waxa uu sidoo kale qaadanayaa noocyada kala duwan ee macalimiinta sida:

 Macalimiinta Qur’aan-ka iyo diiniga
 Macalimiinta luuqadaha sida English-ka iyo Arabic-ga
 Macalimiinta casharada maadiga dhiga

Shuruudaha lagaaga baahan yahay:

1. In aad tahay arday Jaamacadeed, Mac-had amaba aad dhamaysay midkood.
2. Inaad garanayso English, Arabic iyo Xisaab.
3. Inaad ugu yaraan laba sanadood ku shaqaysay macalin guri amaba macalin dugsi.
4. In aad ku fiican tahay xirfadda wax gudbinta{Communication}.

BISHAARO BISHAARO BISHAARO !!!!!!MA DOONAYSAA IN CARUURTAADU NOQDAAN ARDAYDA UGU WANAAGSAN FASALLADOODA⁉️Hadaba Arday Ka...
30/12/2023

BISHAARO BISHAARO BISHAARO !!!!!!

MA DOONAYSAA IN CARUURTAADU NOQDAAN ARDAYDA UGU WANAAGSAN FASALLADOODA⁉️

Hadaba Arday Kaabe Home Teaching waxa uu kuugu bishaaraynayaa dhamaan bulshada reer BOORAMA, in uu kuu diyaariyay macalimiin khibrad iyo waayo-aragnimo dheeraad ah u leh habka Macalinimada oo Caruurtaada Ka dhigaya kuwo ka tilmaaman Ardayda Kale.

Macalimiintu waxay ubadka ka caawinayaan dhamaan maadooyinka kala duwan ee ay imtixaan ka ku galayaan.

Sidoo kalena waxay u tilmaamayaan meelaha ugu muhiimsan ee su'aalo laga waydiin karo.

FG: Ugu danbeyn Arday-kaabe waxa uu ku ogaysiinayaa Waalid in Macalimiintaas badankoodii la dalbaday balse ay hadhan tiro aad u yar.

Si aan lagaaaga hor dalban fadlan horey u gaadh.
Mahadsanid

KALA XIDHIIDH:
063-4994260 ama 063-4094651

04/10/2023
Hallaga Faa'iidaysto..
04/10/2023

Hallaga Faa'iidaysto..

1st August, 2023Tuesday ----------------------------------Arday Kaabe Home Teaching" Hoyga Barbaarinta iyo Horumarinta F...
01/08/2023

1st August, 2023
Tuesday
----------------------------------
Arday Kaabe Home Teaching
" Hoyga Barbaarinta iyo Horumarinta Faca Koraya"
----------------------------------

BISHAARO BISHAARO BISHAARO

Arday Kaabe Home Teaching Waxa uu ugu bishaaraynayaa dhammaan waalidiinta ku nool magaalada Borama iyo nawaaxigeedaba in Arday Kaabe uu kuu diyaariyay Macalimiin tayo iyo tababarba leh oo ubadkaaga si fudud guriga wax ugu bari kara.

Madaama uu bilaabmayo sanad dugsiyeedka cusub ee 2023-2024 l, waxaanu idiin diyaarinay macalimiin la tijaabiyay oo caruurtaada si heer sare ah wax u bari kara.

Haddaba waalid waxaanu haynaa macalimiin kooban, horay u dalbo si aan lagaaga hor dalban.

"HIMILADEENU WAA UBADKAAGOO HORUMAR GAADHA"
Arday Kaabe Home Teaching📖🖊💯

Fursad shaqo.Borama||Somaliland. Jan,2023.
06/01/2023

Fursad shaqo.
Borama||Somaliland.
Jan,2023.

Welcome💯🙏✅️
02/01/2023

Welcome💯🙏✅️

Fursad dahabi ah💯
14/11/2022

Fursad dahabi ah💯

Boosas banaan
27/10/2022

Boosas banaan

Fursad bannaan oo aad ka faa'iidaysan karto hadii aad tahay qof u tababaran habka wax dhigista💯
11/10/2022

Fursad bannaan oo aad ka faa'iidaysan karto hadii aad tahay qof u tababaran habka wax dhigista💯

Assalaamu Calaykum Waraxmatullahi Wabarakat.Ma tahay waalid u baahnaa in uu helo macalim ama macalimad guri tayo leh oo ...
01/10/2022

Assalaamu Calaykum Waraxmatullahi Wabarakat.
Ma tahay waalid u baahnaa in uu helo macalim ama macalimad guri tayo leh oo ubadkaaga wax bari kara?

Hadaba hadii ay jawaabtaadu tahay "HAA" ma ogtahay in Arday-Kaabe Home Teaching School ay kuugu diyaarsan yihiin macalimiin guri tayo leh oo caruurtaada si fudud uga dhigi kara ardayda ugu xariifsan fasaladooda.

Hadaba si aad u hesho macalimiintaas fadlan la xidhiidh lambaradan hoos ku qoran:-
063-4094651/063-4994260/063-4578725.

"Kor u qaad tayada ubadkaagoo ku xidhnaw Arday-Kaabe"

Ku soo dhawaw gacmo furan iyo adeeg hufan.
26/09/2022

Ku soo dhawaw gacmo furan iyo adeeg hufan.

Address

Borama

Telephone

+252634994260

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arday-Kaabe Home Teaching School posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category