02/02/2026
Deg-Deg:- Wararkii Ugu Danbeeyey Colaada Ka Taagan Gobolka Awdal.
Inkasta oo ay saaka xaaladu degen-tahay haddana waa mid qarka u saaran in mar kale fooda la is daro maadaama la isku hor fadhiyo aagga woqooyi ee deegaanka damasha. Halkaasi oo saaka lagu aasaayo 13-qof oo ka tirsan jabhada beesha Ciise oo shalay laga soo riixay aagga Damasha.
21-xubnood oo ka tirsan jabhada Ciise iyo 6-ka mid ah ciidamada madaniga ah ee deegaanka ayaa ku dhintay dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka Damasha.
Dhinaca kale xalay saqdii dhexe gawaadhi tiro badan ayaa soo gaadhay deegaanka Osoli halkaasi oo ay isku urursanayaan jabhada beesha Ciise sida ay noo xaqiijiyiin dadka deegaanka oo si fiican u arkaayey laydhka iyo guuxa gawaadhidaasi.
Sidoo kale ciidanka Somaliland ayaa saaka soo gaadhay deegaanka Gargaara-bari.
Gargaara Media group
01/02/2026
UPDATE : Wararka dagaalka Awdal.
Ku dhawaad Soddon Qof ayaa ku dhintay dagaal maanta ka dhacay degmada Lughaya ee gobolka Awdal, halka intaa in ka badana ku dhaawacmeen sida u xaqiijiyeen Ilo wareedyo sax oo lagu kalsoonyahay. Dagaalkan oo dhawr goobood ka dhacay Sida Dooxa Faahiye Haroosh, Gargaara bari, Damasha, oo dhamaantood ka tirsan degmada Lughaya. Waxna deegaanka Damasha gacanta ku haya ciidamada deegaanka Lughaya ee Beesha Gadabuursi iyo Ciidamada Soomaaliland . halka hada la isku hor fadhiyo deegaanka Osli oo beesha Ciise ka samaystay Talis ciidan oo lagu soo daabulayey ciidamada Nabad diidka ee ka soo duullay magaalada Ayshaca .
Khasaraha dhimashada Jabahada Ayshaca kaso duushay ee Ciise 21 dhimasho, 15 dhawac ah inta aan ognahay labada dagaal,
Dhinaca Ciidanka deegaanka ee Difaaca Awdal ee Gadarbursi
Dhimashadu waa 7 dhawaca waa 8.
Xigasho Awdal Media Group
01/02/2026
Xildhiban Maxamed abiib yuusuf iyo maalinta dagaal dhaco maxaa isku soo beega
07/12/2021
soomaaliya Ayaaa Markale U Gashey Kaalinta koowaad wadamada ugu Musuqa badan Aduuunka
07/12/2021
France Ayaa Aduun Lacageed Oo Dhan 500,000€ ugu Deeqdey Etthopia
Dowlada France Ayaa Aduun Lacageed oo Qiimaheegu Dhan Yahay 500,000€ ugu Deeqdey Dowlada Ethopia Mashruucan ayaa loogu Talagaley In Lagu Taageero 60,000 oo qoys oo ah Qoysaska Kunool Sadexda Gobol ee ay sida daran U saameeyeen Dagaalada Kasocda Wadanka Ethopia
Xigasho SRTV
02/12/2021
Azc Azxaapta Ku xiran Page Kan Soo Dhawaada Kusoo dhawaada Warar Sugan Haqiiqo Ah sheekooyin Maad Iyo Waliba Dhiirigelino Aad Ubaahantahay
Si Aad noo Dheerigeliso Page Follow soo Dheh Like Saar Comment Xalaal Ah Share
Aad Umahadsan Tahay
12/07/2021
Azc azxaapta Marka H**e Wan Idin Salaamayaa mar Labaadka Waxaan Idinka Codsnayaa Insha allah Inaad Pageka Like Saartan Comment Kabixisaan Siina Share Gareysaan Si aad ula socoto Barnaamijyadaya Aan Ugu Talogalney Inaan Dadweynaha Marlabaad share Garee Pageka Si Uu Dad Badan Ugaadho Mahadsanud