05/04/2026
Inaalilaahi wa inaa Ilayhi raajicuun. Maamulka iyo macalimiinta dugsiyada Waaberi waxay tacsi tiiraanyale lawadaagayaan qoyska iyo qaraabada. Geerida kutimid Marxuumad Umalkhayr Moumin Dhuxule. Oo katirsanayd waalidiinta dugsiga Waaberi. Ilaahay janooyinkiisa ha kucasuumo.